Monthly Archives: November, 2021

spot_imgspot_img

Faysal Cali Waraabe oo Bayaamiyey Mowqifka Somaliland ee Dagaalka Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay arrimaha dagaalka dalka Ethiopia iyo socdaalkii Madaxweynaha Kililka Shannaad ee...

Somaliland: Isku-shaandheyn ballaadhan oo lagu sameeyey Guddoomiyeyaasha iyo Garsooreyaasha Maxkamadaha dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddida Cadaaladda ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Isku-shaandheyn ku sameeyey bahda garsoorka ee dalka, waxaanay dalacsiin, beddilid, magacaabid, ansixin iyo aqbalaad shaqo...

Xukuumadda Somaliland oo Go’aan ka soo saartay Farriimaha Shirkadaha Isgaadhsiintu u gudbiyaan Macaamiisha

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyada ee Somaliland ayaa wareegto ka soo saartay Fariimaha Xayaysiiska iyo Ogeysiisyada ah ee shirkadaha isgaadhsiintu ay bulashada adeegyadooda...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Orodyahannada Mo Farah Iyo Cabdi Nageeye.

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga Madaxtooyada ku qaabiley orodyahan Maxamed Mukhtaar Jaamac Faarax (Sir Mo Farah) oo...

Boqor Buurmadow oo sheegay in Wasiirro iyo siyaasiyiin Beeshiisa ah loo dhibaateeyey Hadal uu hore u yidhi

Muqdisho (SLpost)- Boqor Cismaan aw-Maxamuud (Buurmadow) ayaa raalli-gelin ka bixiyey hadal uu toddobaadkii hore ka sheegay munaasibad lagu marti-qaaday oo qabsoontay magaalada Muqdisho. Buurmadow oo...

Magdalena Andersson oo loo doortay Ra’iisal-Wasaaraha Dalka Sweden

Hargeysa (SLpost)- Codbixin maanta ka dhacday Aqalka Baarlamaanka Sweden, ayaa markii labaad muddo lix maalmood ah raysal-wasaaraha dalkaas loogu doortay Magdalena Andersson oo ah...

“Shacabkeygu wuu i aaminsan yahay, aniguna waan aaminsanahay waxa shacabkeygu uu aaminsan yahay” – Buur-madow

"Si fiican oo wanaagsan oo aad arki doontaan baa la iisoo dhaweyn doonaa, oo aan uga dagi doonaa, wax cafis ahna ma qaadanayo, sabab...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img