Hawlgalkii ugu weynaa oo Dawladda Hoose ee Hargeysa Ka Fulisay Suuq-weynaha Waaheen, Jidka wadnaha Magaalada iyo Khasaaraha ka dhashay [DAAWO SAWIRRO]
Hargeysa, 29 February (SLpost)- Hal qof ayaa ku dhintay Mid kalena wuu ku dhaawacmay kadib Saaka dawlada hoose ee Caasimadu ka bilowday hawl-galkii ugu balaadhnaa...
Xukuumadda Somaliland oo Muddaysay Qanadaraas loogu tartamayo la-wareegista Haamaha Shidaalka ee Magaalada Berbera
Hargeysa, 29 February (SLpost)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wakhtiga la bilaabayo tartan loo galayo la wareegista maamulka...
Xukuumadda oo go’aan cusub ka soo saartay qodista Ceelasha Biyaha, una Digtay Shirkadaha
Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay qodista Ceelasha iyo qodista Riigagga biyo-soo-saar, isla markaana waxay Shirkadaha ganacsiga ee...
Somaliland, Shirka London Maxaa Uga Soo Baxay? – Akhri wixii Somaliland uga soo baxay Shirka London
By Rashid Garuf, Wakiilka Somaliland ee USA - Hordhac Somaliland waxay ka soo gudubtay muddo soddon cisho ah oo aad iyo aad looga doodayay in...
Illaahay Dartii u Caawi Hooyo la Dhibaataysan Caruur Maskaxda ka Bukta oo Cunaya Biraha iyo khashinka jidhkooda ka soo baxa.
Hooyo Xabiiba Aw Axmed Diiriye Waxay haystaa Caruur Maskaxda ka Xanuunsaysa oo ay tureen Waalidkii dhalay isla markaana hooyadii dhashay Caruurtan lafteedu Xanuunsanayso halka...
Guddiga Joogtada ah ee Guurtida oo Warbixin ka hor jeediyey Golaha baaq dhiirri-gelin ahna soo jeediyey
Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)- Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta warbixin kaga dhagaystay hawl qabadkii Gudida Joogtada ah ee Golahaasi taas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

