Shacabka iyo Ganacsatada Tog-wajaale oo ka warbixiyey Baaxadda Khasaaraha Maaliyadeed ee ka Dhashay 100 Guri oo Shufbeelay
TOG-WAJAALE (SLpost)- Tiro ku dhow 100 guri oo isugu jira meherado ganacsi iyo Guryo qoysas deggan yihiin, ayaa maanta ku shuf-beelay magaalada Itoobiya iyo...
SOMALILAND: Hanti-dhowrka Guud oo Baadhitaanno ku samaynaya 16 Shirkado Waddani ah oo Heshiisyo kula jira Hay’adaha Dowladda
Hargeysa (SLpost)- Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Md Siciid Saleebaan Mire, ayaa shaaca ka qaaday baadhitaanno lagu samaynayo 16 Shirkadood Oo Waddaniya oo la sheegay...
ITFC, Afreximbank join Efforts to Support African Trade with $100 Million and €50 Million Murabaha Partnership Agreements
DUBAI, UAE, December 24, 2017 (SLpost)- The International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC), member of the Islamic Development Bank (IsDB) Group, and the African...
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiye Cirro oo markii u horeysay Kulmay iyo Arrimaha ay ka wada-hadleen
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley hoggaanka sare ee xisbiga waddani oo ay horkacayaan gudoomiye Cabdiraxmaan...
“Aniga reer ima dooran..reer i sheegan karaana ma jiro, intiina halkan fadhidana ninna Oday iima keenine…” Madaxweyne Muuse Biixi
Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xubnaha golaha...
Dr Saleebaan Xagla-toosiye oo si adag uga hadlay Baabuur lagu eedeeyey inuu la baxsanayey
"Hanbaan leeyahay, m/weyne ku-xigeenbaan isu sharraxay, wali hankaasina wuu igu jiraa" - Ex-Wasiir Xagla-toosiye Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise...
Wasiir Caddaani oo Madal uu ka baanay ku wareejiyey Xilka Wasaaradda Warfaafinta iyo Nuxurka Hadalladii laga jeediyey
Hrgeysa (SLpost)- Wasiirii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Somaliland, Cismaan Cadaani, ayaa maanta si rasmi ah xilka wasaaraddaas ugu wareejiyey wasiirka Cusub...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

