Madaxweyne Muuse Biixi Oo Caawa Gaadhay Qoys Roobkii Galabtu Gaadhsiiyey Khasaare Naf Iyo Maalba Leh
Hargeysa (SLpost)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu gaadhay xaafadda qudhac-dheer oo uu ka dhacay qadar Alle, kaas oo ay sababeen roobabkii...
Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyeeyay Shaqaale-weynaha Qaranka, farriin dar-daaran xambaarsanna u diray
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu munaasibadda 1-da May awgeed, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Shaqaale-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Sida...
Nuxurka War-murtiyeed Shan qodob ka kooban oo wada-jir u soo saareen Wasiirrada Saddexda wasaaradood oo muhiim ah
Hargeysa (SLpost)- War-muriyeed ay si-wada jir ah u soo saareen Wasiirrada Saddex wasaaradood oo ka tirsan hay’adaha qaabilsan horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Wax-soo-saarka dalka,...
Shirkadda TELESOM oo door muhiim ah ka Qaadatay Mashruuc markii Afraad lagu maalgelinayo Ganacsato Dhalinyaro ah
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM, ayaa mar kale door muhiim ah ka qaadatay wejiga Afraad ee mashruuc lagu maal-gelinayo Dhalinyarada hal-abuurka...
Wasiirka Maaliyadda oo Jawaab ka bixiyey Dhaliilo Guddoomiye Cirro u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Md Yuusuf Maxamed Xasan, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani u jeediyey Xukuumadda, taas oo...
Ma jirtaa Maalin qaranimo dal leyey oo la badalay dabaal degeeda inaga ka hor gaar ahaan Waddamada islaam ka oo ay ku...
Ku .Madaxweynaha qaranka Ku.Gudida qabanqabada 18 May. W/Q: Anwar M Cabdalla Ma jirtaa Malin qaranimo dal leyey oo la badalay dabaal degeeda inaga ka hor gaarahaan...
Komishanka Doorashooyinka oo go’aan ka soo saaray Muran ka taagan Kursi ka bannaan Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta go'aan hor dhac ka soo saaray muran ka taagan kursi ka bannaanaaday Golaha Wakiillada, kaas oo ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

