Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

Man. City oo qabatay hoggaanka Horyaalka Ingiriiska iyaga oo Kubbad Qurux badan ku dul ciyaaray dhiggooda Man.United + Macalimiinta labada kooxood oo la kala...

SLpost Sports - Kooxda Manchester City ayaa tallaabo horumar leh u qaaday rejada ay ka qabto hanashada horyaalka Ingariiska markii ugu horeysay muddo ka...

Hay’ad Hore Ma Ka Soo Shaqaysay: Caqabad Dhalinyarada Ka Haysata Helista Shaqooyinka? – W/Q: Cabdifataax Sh. Nuux

Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed siilaanyo oo muddo laba sanadooda xilka talada dalka haysay, ayaa ku guuladaraysatay inay jihayso boqolaal arday...

HAMBALYO Dhalasho Farxad Leh – Mustafe Axmed iyo Nabiiha Cismaan

Aabo Axmed Faarax Buraale, Hooyo Faadumo Muuse Xareed, C/xakiin Axmed Faarax, Khadra Jibriil Yoonis, Amran Axmed Faarax, Madiino Cilmi Faarax, Sacda Xuseen Cabdilaahi, Xasan...

Madaxtooyada Somaliland oo maamuus sare ku qaabishay Mulkiilaha Shabakadda Somalilandpress

Hargeysa (SLpost)-Masuuliyiinta Madaxtooyada Somaliland ayaa saaka si meeqaam sare ah qasriga madaxtooyada ugu qaabbilay Mulkiilaha Shabakadda Wararka ee Somalilandpress.com Maxamed Ibraahim Guuleed oo socdaal...

Masuuliyiinta Caafimaad ee Gobolka Togdheer oo si weyn uga qayliyey xaaladda la-tacaalidda cudurka Jadeecada oo gobolka ku fidaya

Burco (SLpost)- Masuuliyiinta   wasaaradda caafimaadka  ee gobolka  Togdheer  ayaa maanta si cad  ugu dhawaaqday  inay adag tahay sida  loola tacaali karo  xaaladda cudurka  Jadeecada ...

Xildhibaan Ifraax Cali Kirix oo kulan la qaadatay Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Ifraax Cali Kirix oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee magaalada Jönköping ee waddanka Sweden iyo laba Suxufi oo la socday ayaa...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay mawqifka xukuumadda ee Shir-beeleedyada, Masuuliyiinta Eedaha musuq u xidhan iyo falkii lagula kacay Guddomiye xigeenkii KULMIYE

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee JSL Mudane Maxamed Nuur carraale Duur oo maanta la hadlayey barnaamijka Maqal Dadkaaga oo ay Wasaarada Warfaafintu soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img