Xukuumadda Somaliland oo Go’aan ka soo saartay Libaaxyo Gudaha Hargeysa lagu xannaaneeyo
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta go'aan ka soo saartay Libaaxyada uu magaalada Hargeysa ku Dhaqdo siyaasiga Cali Maxamed Waran-cadde, kaddib markii uu khasaare...
Ciidammada Booliska Somaliland oo Waaran Maxkamadeed la raadinaya Murashaxiin Komishanku ansixiyey
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa shaaciyey Magacyada Laba Musharrax oo ka sharraxan Xisbiyada WADDANI iyo UCID, kuwaasi oo lagu eedeeyay in markii ay...
Hargeysa: Libaax laba Qof ku dhaawacay Badhtamaha Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa xaqiijiyey inuu laba Qof oo shacab dhaawacyo u geystay mid kamid...
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Qalalaasaha Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Mowqifka xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay qalalaasaha siyaasadeed iyo qul=qulatooyinka ammaan ee ka taagan dalka Soomaaliya, waxaanu dowladda...
Somaliland iyo Kenya oo iska kaashanaya Tirakoobka iyo Tabobarrada Ururinta Xogta
Hargeysa (SLpost)- Dawladaha Somaliland iyo Kiiniya, ayaa iska kaashanaya tirakoobka bulshada iyo tababarada kor u qaadista aqoonta bulshada. Madaxa iskaashiga horumarka Xafiiska Jamhuuriyadda Somaliland ee...
Somaliland: Komishanka Doorashooyinka oo Xukuumadda uga digay Xadhigga Murashaxiinta
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa war-saxaafadeed ay maata soo saaray ku sheegay inaanay bannaanayn xadhigga murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada...
Go’aamo ka soo baxay Kulan Dhexmaray Wasiirka iyo Guddoomiyeyaasha Waxbarashada Gobollada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Waxbarashada ee Gobollada dalka. Shirka oo ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

