Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Soo Xidhay Shir Lagu Dejiyey Qorshaha Wax-qabadka Shanta Sanno ee Wasaaradda
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Axmed Muumin Seed, ayaa soo xidhay shir wadatashi ah oo laba cisho ugu socday Wasaaradda Horumarinta Beeraha...
Bandhigga 14aad ee Carwada Buugaagta Hargeysa oo Caawa la soo gebo-gabeeyey iyo Qodobbo uu kaga duwanaa Kuwii hore
Hargeysa (SLpost)- Xarunta Dhaganka ee Hargeysa, waxa Jimcaha caawa lagu soo gebo-gabeeyey Bandhigga 14aad ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo lixdii maalmood...
Ujeeddada Kulan Dhexmaray Ururka Qareennada ee SOLLA iyo Guddoomiyaha Dalladda SONSAF
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA ayaa maanta kulan arrimo dhowr ah lagaga hadlay kula qaatay Guddoomiyaha Daladda ay ku midaysan yihiin...
Ciidanka Booliska oo Madaxweynaha Somaliland hortiisa ku soo bandhigay Maandooriye Tiro Badan Oo Ay Soo Qabteen
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ay ciidanka Boolisku bulshada ugu soo bandhigayeen tiro badan oo maandooriyaha xashiishadda...
“Milyan iyo badh baa Hargeysa ku nool ee waa inoo nadaafad iyo qof walba” – Madaxweyne Muuse Biixi oo Shacabka kala Qayb-galay Ololaha Nadaafadda...
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka Hargeysa kala qaybgalay Olole ballaadhan oo dhinaca nafaafadda ah, kaas oo laga...
“Xildhibaan ha halmaamin in ma-jirtada aynu sheegnaa ay taabanayso qaranimadii guud oo ay ka duwan tahay loollanka gudaha yaalla” – Barkhad Maxamuud Kaariye
“Waar markaynu dhalinyar nahay ee da’ yar nahay, dib-baa loo noolaan doonaa ee yeynaan u jidaynin jiilka innaga dambeeya in hay’adaha iyo waaxyaha qaranka...
Shirkadda FlyDubai oo Shaacisay Xilliga ay Dib u bilaabayso Duulimaadyada Hargeysa
Dubai (SLpost)- Shirkadda Diyaaradaha Flydubai oo fadhigeedu yahay magaalada Dubai ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka, ayaa shaaca ka qaadday inay horaanta bisha August ee sannadkan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

