“Sarkaal baa lagu dilay Xuddun, way soo durkaysaa haddii…” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dilalka qorsheysan ee ka dhaca gobolka Sool. Guddoomiye Faysal waxa...
Qaabkii uu Dhacay Weerar Dhaawacyo loogu geystay Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje iyo Goobjooge ka war-bixiyey
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakillada Somaliland, ayaa dhaawacyo ka soo gaadheen weerar Hangool (Bud) loo adeegsaday...
Majaajilayste Ajakis oo Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya maanta ku geeriyooday majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo muddooyinkii u...
Koox Dabley ah oo Toogasho ku dilay Taliyihii Saldhigga Booliska degmada Xuddun
Laascaanood (SLpost)- Dabley hubaysan ayaa toogasho ku dilay Taliyihii Booliska Degmada Xudun ee gobolka Sool Allah ha u naxariistee Cismaan Cagoweyne xilli uu ku...
Madaxweynaha Somaliland oo dar-daaran Dhiirrigelin ah ku sagooiyey 33 Arday oo Deeq Waxbarasho ka helay Taiwan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay 33 Arday oo ku guulaystay tartan loo galay...
“Waar dadkii waa dhimanayaan ee waa in aynu wacyigelin u sameynaa, waa in…” – Guddoomiye Saleebaan
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa guddi wacyigelineed oo ka kooban xildhibaannada Golahaas u saaray khatarta cudurka COVID-19 oo...
Cudurka Covid-19 oo faro-baas ku haya Bulshada Somaliland iyo Digniino Khatartiisa laga soo saaray oo aan loo hoggaansamin
Hargeysa (SLpost)- Maalmihii u dambeeyay waxa Magaalooyinka Somaliland, gaar ahaan Caasimadda Hargeysa soo badanaya Dadka u Geeriyoonaya Neef-qabatinka. Dabagal iyo Xidhiidho uu Wargeyska Geeska Afrika...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

