Madaxweynaha La Doortay oo La Kulmay Wefti Heersare ah oo Ka Socda Dalka Jabuuti iyo Nuxurka Arrimo laga wada-hadlay
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha la doortay ee Somalialnd Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti heer sare ah oo ka socda dalka Jabuuti, kuwaas...
Somaliland: WASIIR Dhowr Sanno ku Maqnaa Muqdisho oo Dalka ku soo laabtay iyo Arrimo uu ka hadlay
Waxa uu ka hadlay sababta uu muddada dhowrka sanno ah ugu maqnaa magaalada Muqdisho iyo sababta xilligan la dhowrayo dhismaha xukuumadda cusub ku soo...
Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo ka hadlay Qaraar Maxkamadda Sare ka soo saartay Natiijadii Doorashada Madaxtooyada
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID iyo Xisbiga talada dalka ku guulaystay ee Kulmiye, ayaa soo dhaweeyay qaraar ay Maxkamadda Dastuuriga ah ee...
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Ansixisay Natiijada Doorashada Madaxtooyada iyo Qodobbada loo Cuskaday
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Somaliland, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa maanta ansixisay natiijada doorashadii madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay 13-kii November ee bishan,...
African Union Commission awards Thirteen Consortia of Institutions to Implement the Global Monitoring for Environment and Security and Africa Support Programme
The award ceremony holds on the margins of the 5th AU-EU Summit in Abidjan, Cote d`Ivoire - PRESS RELEASE ABIDJAN, Ivory Coast, November 28, 2017/...
Somaliland
M/weyne Siilaanyo oo Kulan Deg-deg ah Isugu yeedhay Golihiisa Xukuumadda iyo Nuxurka Arrimaha uu kala hadlay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, Axmed Silaanyo Oo maanta isugu yeedhay kalfadhi aan caadi ahayn golaha wasiirada Ee Xukuumaddiisa, Maareeyeyaasha Hay’adaha Madaxa Banaan ee Dawlada...
Somaliland
“Somaliland waxa dhawaan ka Qabsoontay doorasho shacabku ku doorteen madaxweyne cusub oo aan ku kalsoonahay inay isagana ka go’an tahay sii wadista…” Siilaanyo oo...
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka Kenya Uhuru...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

