Maleeshiyaadka Laascaanood Oo Hub Cusub Ku Weeraray Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dhirbaaxo Kulul Kaga Jawaabay
Laascaanood (SLpost)- Maleeshiyaadka Huwanta ah ee Isku Urursaday magaalada Laascaanood ayaa Caawa weerar duqeyn ah ku Weeraray Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Somaliland ee duleedka magaalada. Maleeshiyadka...
Somaliland: Guddi-beeleed Go’aamo Soo Saaray
Guddiga Samatalis ee Beelaha Garxejis oo dhawaan la Doortay, ayaa maanta soo saaray go'aamo la xidhiidha ujeeddada iyo masuuliyadda loo sameeyey. Ka Daawo Muuqaalka Hoose...
Somalia
Madaxweynaha Maraykanka Oo Safiir Cusub u Magacaabay Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa Safiir Cusub u magacaabay Dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay wareegto 27-kii bishan March ka soo baxday Aqalka...
“Somaliland Waa Meesha Kaliya ee Afrika Lagala Hadlayo, Cidna Ma Baryeyso” – Siyaasi Ismaaciil
"Somaliland Waa Meesha Kaliya ee Afrika Lagala Hadlayo, Cidna Ma Baryeyso, Wixii aynu Isku Lahayna Idinkaa Burburiyey" - Siyaasi Ismaaciil oo Fashiliyey Siyaasadda DDS https://youtu.be/WwjNzR18rbs
Garaaddada Sool Oo Sheegay inay Odayaasha reer Muqdisho Ka Aqbaleen Xabbad-joojin ay Hore U Diideen
Laascaanood (SLpost)- Garaaddada Colaadda Ku baaqay ee ku sugan magaalada Laascaanood, ayaa caawa sheegay inay Isimada Dhaqanka ee ka yimi Muqdisho ka dalbadeen xabbad-joojin...
Somaliland: Madax-dhaqameed Fashiliyey Mashruuca Odayaasha Reer Muqdisho ee Laascaanood Ku Sugan
Somaliland: Madax-dhaqameed Fashiliyey Mashruuca Odayaasha Reer Muqdisho ee Laascaanood Ku Sugan https://youtu.be/4Pb8ahFa-oI
Masuul Reer Sool Ah Oo Dharka Milatariga U Xidhay Difaacista Qaranimada Somaliland
Maayir ku-xigeenka degmada Xuddun ee Gobolka Sool ayaa Dirayska Ciidanka Qaranka u Xidhay Difaacista Ciidanka Qaranka, waxaanu ka soo dhex hanjabay Saldhigga Milatari ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

