Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia oo Shacabka ugu baaqay inay Hubka Qaataan iyo Wararkii u dambeeyey ee Dagaalka TPLF
Addis Ababa (SLpost)- Laba Jabhadood oo dagaal kula jira Dowladda Dhexe ee Ethiopia, ayaa Axadda maanta guulo ka sheegtay dagaallo ay kula jiraan milatariga...
Xoogagga Tigray-ga oo sheegay inay Qabsadeen Magaalo kale oo Muhiim ah
Addis Ababa (SLpost)- Jabhadda Tigrayga ee dagaalka kula jirta Ciidamada Milatariga Ethiopia, ayaa maanta sheegay inay gacanta ku dhigeen magaalo muhiim ah oo ku...
Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Daalibaan oo markii u horeysay Fagaare lagu arkay iyo Hadallo uu jeediyey
Hoggaamiyaha ruuxiga ee Afghanistan Mullah Hebatullah Akhundzada ayaa maanta dadweyne kula hadlay magaalada dhacda koonfurta Afghanistan ee Kandahar, waa markii ugu horreysay uu goob...
Guddoomiye Faysal oo taageeray Hanka Murashaxnimo ee Xirsi iyo Maxamed Kaahin, Saaxiibkii M Xaashi-na Rejo ka Qaba
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in saddexda siyaasiyiin ee Maxmaed Kaahin, Xirsi Cali Xaaji Xasan...
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Geerida Marxuum Xasan Maygaag Samatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...
Maxamuud Xaashi oo Ka Jawaabay Go’aanka lagaga Eryey Kulmiye, Halka uu Geeddiga u rarayana ka hadlay
Maxamuud Xaashi oo u warramay Weriye Siddiiq Burmad ayaa Jawaabay Go'aanka uu Xisbiga Kulmiye ku ergyay iyo Mustaqbalkiisa siyaasadeed halka uu ku jihaysan yahay https://youtu.be/idX14FKL1zs
Gabadh Qurbaha ku nool oo Baafinaysa Aabaheeda Maxamed Aadan Good
Haweenay ku nool Qurbaha ayaa Baafinaysa Aabaheed Maxamed Aadan Good oo ay ka codsanayso dhammaan bulshada Soomaaliyeed ciddii Garanaysa inay ku war-geliyaan baafintan. Muuqaalka Hoose...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

