Monthly Archives: June, 2019

spot_imgspot_img

Agaasimaha Guud ee Waxbarashada oo furay Kulan lagu soo bandhigay Kobcinta Siyaasadda Aqoonta Dugsiyada Sare oo Dalladda SONYO & Hay’adda SOS-Somaliland iska kaashadeen

Hargeysa (SLpost)- Dallada SONYO oo kaashanaysa Hay’adda SOS-Somaliland iyo Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa soo qaban-qaabisay kulan lagaga hadlaayay siyaasada Waxbarashada Dugsiyada Sare...

Xukuumadda Somaliland oo Fasaxday laba Telefishan oo hore loo Xayiray

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday laba Telefishan oo todobaad xayirnaa, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Maxamed Muuse...

Somaliland: Siyaasiyiinta Beelaha Harti oo Baaq iyo go’aamo Aayo-ka-tashigooda ah soo saaray

Hargeysa (SLpost)- Kulan ay ku yeesheen Magaalada Hargeysa, Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka soo jeeda Beelaha Harti ayaa laga soo saaray qodobo xaasaasi ah oo...

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Dib-u-qiimeynaysa Laba Wershadood oo hore loo Xayiray

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa dib-u-qiimeynaysa go'aan hore loogu xayiray laba wershadood oo saara Bacaha kuwaas oo xaruntoodu tahay magaalada Hargeysa.   Laba wershadood...

Somaliland: All Three Political Parties Meet In Hargeisa

Hargeisa (SLpost)- Representatives from the three Somaliland political parties, Kulmiye, Waddani and UCID met at the Gulaid Hotel conference in Hargeisa.   The meeting came after...

Dallada SONYO oo kaashanaysa Hay’adaha SAVE iyo SOS-Somaliland Oo Kulan Xal U Helista Caqabadaha iyo Kobcinta Fursadaha u qabatay Dhalinyarada Dugsiyada Sare

Hargeysa (SLpost)- Dallada SONYO oo kaashanaysa hay’adaha Save iyo SOS-Somaliland ayaa waxaa maanta ay kulan ku saabsan xal u helida caqabadaha iyo kobcinta Fursadaha...

Wefti Ka Socda Bangiga Adduunka Oo La Kulmay Guuddoomiyaha Hay’adda Shaqaaalaha Dawlada iyo Arrimo xaasaasi ah oo lala xidhiidhanayo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Md Farxaan Aadan Haybe, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay weafti ka socda Baanka Adduunka oo ka koobnaa saraakiisha ugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img