Monthly Archives: April, 2024

spot_imgspot_img

Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL oo Aqoonsi Caalami Ah ku Heshay Tayada Adeegyada ay Bixiso

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Casriga ah ee SOMTEL ayaa ku guulaysatay Abaal-marin Caalami ah kaddib markii loo aqoonsaday Shirkadda sannadkan ugu wanaagsan shirkadaha...

Wixii Kala Qabsaday Guddoomiye Faysal iyo Reer Burco Oo Fagaare Iska Helay

Wixii Kala Qabsaday Guddoomiye Faysal iyo Reer Burco Oo Fagaare Iska Helay https://youtu.be/3vF0L91hKUw

Baarlamaanka Maraykanka Oo War Ka Soo Saaray Qadiyadda Somaliland

Washington (SLpost) - Guddiga xidhiidhka dibedda ee Aqalka Odayaasha (Senate) ee Baarlamaanka Maraykanka, ayaa Maamulka Joe Biden ku canaantay ku sii adkaysigiisa siyaasadda dalweynihii...

Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka U Gudbisay Magacyada Dhalinyaro U Af-duuban Somalia

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ka hadlay Lix dhalinyaro u dhashay Somaliland...

Mujaahidiin Ka Dhiidhiyey Dhoy-la’aanta Mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland

Mujaahidiin Ka Dhiidhiyey Dhoy-la'aanta Mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland https://youtu.be/qXwK7oM9fHg

Xukuumadda Somaliland oo Soo Faro-gelisay Fadeexado Ka Soo Muuqday Maamulka Degmada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Dhexe ee Somaliland, ayaa soo faro-gelisay khilaaf iska-hor-imaad sababay oo ka taagan goob laga dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Degmada 26-ka June ee...

Beesha Caalamka oo Baaq U Diray Daneeyayaasha Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Saaxiibbada Beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadda ee Somaliland, ayaa bogaadiyey muddeynta xilliga doorashooyinka madaxtooyada iyo Axsaabta Siyaasadda oo la go’aamiyey inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img