Monthly Archives: December, 2012

spot_imgspot_img

DAAWO Sawirrada Dhalinyaradii ku Geeriyooday Shilkii Gaadhi ee Dalka Liibiya

Subxaanna Laah, Eebbe Dhammaantood Naxariistii Janno haka Waraabiyo... Aamiin  

Hay’ada Shaqaaalaha: Tayaynta Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime-Waaxyeedyada – W/Q: Axmed Diriye (Toorno)

Inkastoo wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa Banaan ee Somaliland ay dedaal muujiyeen, oo ya u babac dhigeen xaqabadaha dhaqaale darrada dalkeenu ka midka tahay; hadana...

Madaxweyne Somaliland oo Shacbiga ku Hambalyeeyey Curashada Sannadka Cusub ee Miilaadiga

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacbiga Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda Sannadka Cusub ee Miilaadiga oo Caawa Curanaya. Dhambaal xambaarsan hambalyada...

AROOS WACAN: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Sh. Yoonis iyo Sahra Ibrahim Maxamuud Carraale

Aabo Ibrahim Maxamuud Caraale, hooyo Kinsi Cumar Cabdi, Aamina Ibrahim Maxamuud Caraale, Xamda Ibrahim Maxamuud Caraale iyo saygeeda Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) iyo caruurtooda;...

Madaxwayne Siilaanyo oo Dhaqan-geliyey Odoroska Miisaaniyad-sanadeedka 2013-ka oo Golaha Wakilladu Shalay Ansixiyeen

Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray Xeer uu ku dhaqan-geliyey Odoroska Miisaaniyada qaranka ee sanadka cusub 2013-ka oo...

Haddaan noolaado! – W.Q: Barkhad M. Kaariye

Qof waliba degdeggiisa wuxuu u egyahay mid ku socda ballan uu ka habsaamay ama shaqo laga sugayo. Dadku waxay u wada muuqdaan kuwo igu...

Ujeeddada Kulan Madaxweyne Siilaanyo isugu yeedhay Salaadiinta Dalka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan qado sharaf la qaatay salaadiinta Somaliland ee ku sugan caasimadda. Kulanka oo madaxweynuhu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img