Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha xisbigu ha kulmeen oo haka tanaasulaan kala jebinta Kulmiye iyo waddankaba – W/Q: Ali Dhinbil
Markiisii horeba xisbiga Kulmiye wuxuu ku bilaamay wareer iyo is afgarad la’aan dhexdooda ah, taasanaa keentay in madaxweyne Siilaanyo ku mideeyaan tafaraaruqooda , laakiin...
Madaxweyne shir jaraa’id oo qarsoon Sheeko maaha ee shuuqsiga ka bax iyo sheeko baraleyda – W/Q: Cabdiraxmaan Bulshawi
Hoggaamiyaha kartida iyo hawlkarnimada leh waxaa ka mida Astaamihiisa, inuu bulshadiisa is hufan oo haboon ula hadlo xaaladkastoo dalku jiro Mid cakarin Mid horumarineed,iyo...
KULMIYE: CEEBTII QARANIGA – Qalinkii: Khalid Cabdilaahi Ducaale
Waxaa ognahay in dumuraadiyada curdinka ah ee Somaliland ka jirtay mudo aad u kooban ee labadan sanadooda ah, waa talaabo horumar ah, oo Umada...
“Arinta Musharaxnimada madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye ma jirto balan noo dhaxaysay aniga iyo Muuse Biixi habayaraatee”
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inaanu jirin heshiis u dhexeeyey isaga iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ku aaddan...
“Waxaan ku qaban doonaa gacan adag, waxaan la tiigsan doonaa sharciga, aniga iyo shacbiguba ma nihin kuwii Shaanida lagu baqo gelinlahaa.”
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Qaraxyo habeennadii u dambeeyey ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay inuu gacan...
Milicsiga khilaafaadkii Xisbiyada Somaliland ee 1942-kii ilaa 2014 – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Qormadan waxay ku lafo-guri doonaa khilaafaadkii waaweynaa ee ka dhexqarxay xisbiyadii soo maray Somaliland ilaa kuwa imika jira. Xisbiyadii 1942-kii ilaa 1960-kii Muddadii u dhexaysay sannadaha...
Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Ee Xalay RRU-du Kala Baxday Gurigiisa Oo ka warrantay qaabkii uu u dhacay Weerarkaasi iyo khasaaraha ka...
Hargeysa (SLpost)- Xaaska Wasiir ku xigeenkii hore ee amniga ee wasaaradda daakhiliga Somaliland Marwo Sacdiya Maxamed Cali ayaa saaka warbaahinta uga warantay weerarkii xalay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

