Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Maayarka Caasimadda Hargeysa oo Wareegto ku Xayiray Qorsheynta Dhulka Buuraleyda ah ee Caasimadda Ku Xeeran

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda ahna Maayarka magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco), ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku mamnuucay qorsheynta...

Xisaabiyaha Dawlada Hoose ee Berbera oo beeniyay maqaal lagu qoray magaciisa lagana been abuuray‏

Berbera (SLpost)- Xisaabiyaha dawlada hoose ee magaalada Berbera Cabdikhaalaq Cabdillahi Aw-Maxamed (Cabdikhalaaq Awal-Bari), ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyay warbaahinta kala duwan, waxa uu ku...

Hargeysa: Wadaad Xabsiga loogu taxaabay Taageero uu u muujiyey Xasuuq Koox Dabley ahi ka fulisay Dalka Kenya

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Amaanka ee magaalada Hargeysa, ayaa xalay Xabsiga u taxaabay Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle oo abaaro Salaaddii Cishaa’i kadib laga qabtay Gurigiisa...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Munaasibad loo Sameeyey Dufcaddii 10 ee ka Qalinjabisa Jaamacadda Hargeysa (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta ka qeyb-galay xaflad balaadhan oo ay ku qalin-jabinayeen dufcadii 10-aad ee ka aflaxday...

DHUUDHAAS (Maanso) – W/T: Abwaan Maxamuud Sh. Cali

Maansadan oo uu curiyey Abwaan Maxamuud Sheekh Cali Siciid (Caways Bahale), waxa uu soo baxay 09/09/2013, waxa uu isugu jiraa waddaniyad, garnaqsi, waano iyo...

Ma waxbaa ka khaldan Cashuur kordhinta Xukumadu dhowaan saartay xoolaha iyo Gadiidka waawayn?

Cashuurtu waa asaaska dawladu wax ku maamusho, hourumarka dawlada hada jirta ku talaabsatayna waxa sal u ahaa cashuur kordhin iyo ururin uu hormuud ka...

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen: waa siyaasi haysta taageero buuxda waxbana u noqon-maayo ka bixitaanka Maayarka Berbera iyo saaxiibkii – W/Q: Sahra Saleban Axmed

Akhristaw,anigoo ka mid ahaa dadkii sida aan xadka lahayn ugu ololeeyey, Musharaxnimadii Maayarka Berbera Cabdishakuur Cidin, waxaanay leeyahay waxaad raacday danahaaga gaarka kolayna waxaad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img