Monthly Archives: October, 2022

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo $15 Milyan U Qoondaysay Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horrumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa shaaciyay in lacag dhan $15 milyan oo dollar loo qoondeeyay doorashooyinka Somaliland...

“Xisbigii Aan Ka Imi Ninkii Ma Hor Socon” – Guddoomiyihii Waddani ee Awdal oo Ka soo Dhex-muuqday Xisbiga Kulmiye

"Xisbigii Aan Ka Imi Ninkii Ma Hor Socon" - Guddoomiyihii Xisbiga Waddani ee Gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan, ayaa maanta shaaciyey inuu si rasmi...

Somaliland: Saamaynta Xannuunka Xumadda, Moogganaanta Wasaaradda Caafimaadka iyo Buux-dhaafka Cusbitaallada

Hargeysa (SLpost) -  Shacabka Somaliland, ayaa waajahaya khatarta Xanuunka Xumadda oo saamayntiisa soo if-baxday labadii bilood ee u dambeeyey. Xanuunka Xumadda oo la sheegay inay...

Gabadh Reer Hargeysa Ah Oo Masiibo Laga Bedbaadiyey

Hargeysa (SLpost)- Waa Masiibo Illaahay laga Magan-galo in Qof Miyirkiisa iyo Maankiisa qabaa uu isku diyaariyo inuu Is dilo oo uu Naftiisa Halligo. Laakiin, waa...

Madaxtooyada Oo Sheegtay In Qabashada Doorashooyinka Loo Raacayo Soo Jeedinta Komiishanka

Hargeysa (SLpost) - Madaxtooyada Somaliland, ayaa sheegtay in Guddiga Doorashooyinka Qaranku gacanta ku hayaan kharashaadkii ay ku bilaabi lahaayeen Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha maaddaama oo Golaha...

“Rag Badan Oo Kulmiye ahaa ayaa Ururo Furtay, Gidaarka Soo taabta Soo Noqda ayaanu leenahay”

"Rag Badan Oo Kulmiye ahaa ayaa Ururo Furtay, Gidaarka Soo taabta Soo Noqda ayaanu leenahay" ~ Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale https://youtu.be/K_s8YlBPHKE

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Seexan Waayey Xildhibaan Barkhad Batuun

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici), ayaa sheegay inuu ilaa hadda Ka Seexan Waayey Hadallo dhaliilo ah oo uga yimi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img