Monthly Archives: August, 2020

spot_imgspot_img

Xukuumadda oo Qorshaynaysa Xakamaynta Tartanka Furan ee Shirkadaha Isgaadhsiinta dalka

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay tartanka iyo loolanka Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka, waxayna sheegtay in tartanku macaamiisha u fiican yahay, balse aanay...

Khilaaf ka dhex-qarxay Masuuliyiinta Wasaaradda Cadaaladda iyo Wasiirka oo Saxeexii ka hakiyey Agaasimaha Guud

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid...

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo soo saartay Qaraar Dhabbada u Xaadhaya Doorashada Golaha Wakiillada

  Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa soo saartay Go’aan Waddada u xaadhaya in doorashada Golaha Wakiillada ee soo socota lagu galo si la...

Safiirka Shiinaha oo mar kale ka hadlay Xidhiidhka Cusub ee Taiwan iyo Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Shiinaha ayaa weli sii wadda dagaalka ka dhanka ah xidhiidha iskaashi ee dhex maray Dawladaha Somaliland iyo Taiwan. Shiinaha oo aaminsan in...

Dhaqdhaqaaqa Xisbiga KULMIYE Oo Laga Dareemayo Hargeysa Iyo Maxamuud Xaashi Oo Weli Keli Ku Ah Tartanka Guddoomiyaha

Hargeysa (SLpost)- Iyadoo oo uu soo dhawyahay wakhtigii loo qabtay in la qabto shirweynaha afraad ee Xisbiga KULMIYE ayaa waxa Magaalada Hargeysa laga dareemayaa...

Madaxweyne Biixi oo Arrimaha Doorashada ka hadlay, Golaha Wakiillada-na cannaan u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Xukuumaddiisu labadii sanadood ee la soo dhaafay wakhtiga ugu badan gelisay siday ay...

La-jaan-qaad, Geedi-Socodka Hayaanka Guusha  ee Xisbiga Kulmiye – W/Q: Cabdixakiin Rays

  Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye, haatan hogaaminayaa, waa haldoor xula oo waqti-xaadirkan lagu jiro ku haboon hogaaminta dalka iyo guud ahaan qarankaba, waa hogaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img