Monthly Archives: August, 2012

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilanayo oo Soo Saaray Xeer Maareeye Madaxbannaan u samaynaya Telefishanka Qaranka

Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto madaxweyne No: JSL/M/XERM/249-1288/082012 ku soo saaray xeerka Abuurid Maareeye Madax bannaan...

Axmed Saleebaan Dhuxul oo loo Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada iyo Abiib Timo-Cad oo Wasiirka Warfaafinta noqonaya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa digreetooyin ku magacaabay masuuliyiin cusub waxa uu Agaasimihii telefishanka ee Shaqada laga Eryey Axmed Saleebaan...

Isku-dhoonka Suugaanta: “Maanso-ku-maahmaah” – Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan.

Nolosha Soomaalida iyo sooyaalka suugaanteedu waa “isku-dhoon”. Geedka “Isku-dhoonka” loo yaqaannaa waxa uu dhirta kale kaga duwan yahay waa isku dhisnaanta isaga iyo duddumadiisu...

Reer Gabiley Waa Qoomiyad Madax-banaan Qarankana Miisaan Wayn iyo Qiimo Ku Leh

Gabiley iyo degmooyinka hoos yimaadaa waxay noqdaan meelaha markaaba lala soo boodo marka doorashooyin la xasuusto. Waa gobol baaxadda dhulkiisu ka yar tahay gobolada...

Isbedelada Geeska Africa Iyo Saameynta Ay Somaliland K u Yeelan Karaan. W/Q: Fouad Abdisalam

Salaamu Laahi Caleykum Sida Aynu La Wada Socono Somaliland Waa Dal Curdin Ah Oo Muddo 21 Sano Ah La Daalaa Dhacayey Dhisida Iyo Taagida Qaran...

Dagaal Khasaare Sababay oo Deegaanka Xarshimeed ku Dhexmaray Dad Xoolo-dhaqato ah iyo Ciidamada Kililka Shanaad

Hargeysa (SLpost)- Afar qof ayaa ku dhaawacmay inta la xaqiijiyay dagaal shalay ka dhacay deegaan dhinaca hawdka ka xiga degmadda Xarshin ee Kililka shanaad,...

Wasiir Boobe oo ay galaftay xilalkii uu ka qaaday Agaasimaha Tv-ga Qaranka iyo Guddoomiyihii Dawan

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd xilkii ka qaaday wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland. Waxaa sidaasi lagu sheegay war-saxaafadeed hada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img