Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

SOOMAALIYA: Colaaddii Gaalkacayo oo Heshiis laga Gaadhay

Muqdishu(SLpost)-Colaaddii ka taagnayd magaalada Galkacayo ayaa laga gaadhay  heshiis is afgarad,waxaana la soo saaray afar qodob oo xal loo arkay.   Raysal-wasaaraha Somaliya,Cumar C/rashiid Cali ayaa...

WARBIXIN: Sigaar Lagu Xayaysiiyey Boodhadhka Magaalada Hargeysa iyo Mawqifka Xukuumadda -Wariye Kuraase.

    Hargeysa(SLpost)- Xayaysiinta iyo suuqgeynta sigaarku waxay ka soo horjeedaa shuruucda caalamiga oo dhigaya in aad la xayaysiin Karin sigaarka maadaama oo uu halis ku...

Dalku Waa 3,000 oo Nin oo Murmaya iyo 5 Malyuun oo Kuwaa Naf ka Sugaya!

  Dadku waa kun dawladda ka tirsan oo ama xilhaya oo wasiiro ah, ama golayaasha ah ama “Darafu-Dawlo ah” oo difaacaya dawladda. Iyo kun kale...

Wasiir Cukuse oo Raaligaliyey Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka

  Hargeysa(SLpost)- Xubnaha guddi-hoosaadka ilaalinta iyo hantida qaranka ee aqalka wakiillada oo saxaafadda u waramay ayaa waxa ay sheegeen in wasiirka warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka...

Askarigii Sheekha Nagu Noqday

  Mar keliya ayaa waxa agtayada soo joogsaday baabuur Laankuruusar ah. Waxa saaran guddoomiyaha gobolka Togdheer. Waxa aanu ahayn saddex nin oo dhalinyaro ah oo...

Xildhibaan Qabille oo Sheegay in ay Baadhayaan Halka uu ku Sal Leeyahay Khilaafka Hogaanka UCID

Hargaysa(SLpost)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ah xildhibaan xisbiga Ucid ugu jira golaha wakiilada ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex taagan guddoomiyaha Xisbiga ucid iyo...

SAAXIIBADAYDII XABSIGA

Waayaha nolosha iyo geedigeedu maalinba meel buu kugu tuuraa. Mar ba dad baad la rafiiq tahay oo aad wax wadaagtaan. Isku dhowaanshaha iyo saaxiibtinamada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img