Monthly Archives: August, 2018

spot_imgspot_img

Maxaabiis ku Xidhnaan Jirtay JEEL-OGAADEEN oo Ka Warramay Tacaddiyadii loo Geystay iyo Ciqaabihii ay soo Mareen

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Maxaabiis ku xidhnaan ku jirtay Jeelka lagu magacaabo Jeel Ogaadeen muddadii uu xilka hayey madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud...

Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo hortagay Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada iyo Nuxurka Warbixin uu siiyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland, ayaa maanta hortagay Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada, waxaanu halkaas guddiga warbixin kaga siiyey hawlaha wax-qabad ee...

Hargeysa: Askari Taraafik ah oo Kartidiisa ku helay Dallacsiin Madaxweyne iyo Sababta uu ku muteystay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta guddoonsiiyey shahaado-sharaf askari ka tirsan ciidanka nabadgelyada waddooyinka oo ay maamulka iyo ardayda Jaamacadu...

Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Oo markii u horeeyey yeelatay Qalab Casri ah oo lagu kobcinayo dakhliga Cashuuraha

Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Oo markii u horeeyey yeelatay Qalab Casri ah oo lagu kobcinayo dakhliga Cashuuraha https://youtu.be/vWQdbGEZxXk

“Qofka wax tabanayaa waa inuu si miyir qaba wax u sheegtaa, qoribaan wax ku xalinayaa ma dhici karto”. – Md Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta mar uu khudbad ka jeedinayey Jaamacadda Hargeysa oo ay ka qalin-jebinayeen arday tiro badan...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Qalin-jabinta Dufcaddii 15aad ee ka baxda Jaamacadda Hargeysa (DAAWO BILICDA SAWIRRADA)

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta ka qayb-galay xafladda qalin-jebinta dufcadii 15aad ee ka baxda Jaamacada Hargeysa, waxaanu madaxweynuhu...

Nuxurka ay xambaarsan yihiin Wareegtooyin is-huwan oo uu soo saaray Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray, waxa uu ku shaaciyey dhaqan-galka Afar Xeer oo kala ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img