Monthly Archives: November, 2011

spot_imgspot_img

Dadweynaha Reer Berbera Oo Soo Dhawayn Layaab Leh Ku Qaabiley Wefti Uu Hogaaminayey Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka WADANI

Berbera (SLpost)- Dadweynaha ku nool magaalo-madaxda gobolka Saaxil ee Berbera, ayaa maanta si layaab leh u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hogaaminayay guddoomiyaha...

Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafka oo iska fogeysay Eedo loo jeediyey iyo Aragtida wasaaradda ee go’aanka Soo-jeedinta Arrimaha Guurka

Hargeysa, (SLpost)- Qaar ka mid ah Agaasime-Waaxeedyada Wasaraadda Diinta Aw-qaafta oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaraddaas, ayaa iftiimiyay inaanu jirin go’aan ay Wasaaraddu...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ee ka hadlay sababta uu u joojiyey Ruqsadda Warbaahinta iyo Nuxurka Warqaddii uu ku Meelmariyey Amarkiisa

Hargeysa, (SLpost)- Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliland Axmed Xasan Aadan, ayaa markii ugu horresay shalay ka hadlay qoraal uu dhawaan soo saaray oo uu...

Bilowga Sannadka Islaamka ee Berri iyo Weedha madaxweyne ku-xigeenka

Hargeysa,  (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ku hambalyeeyay ummada Somaliland guddo iyo dibadba farxada curashada sanadka cusub ee...

Laanta Socdaalka oo 29 Itoobiyaan ah u dhiibay Maamulka Qabri-bayax

Alleybadey, (SLpost)- Laanta Socdaalka Somaliland ee fadhigeedu yahay Gobolka Gabiley, gaar ahaan Xarunta Tog-Wajaale, ayaa hawlgal ay dib ugu celinayaan tahriibayaal u dhashay dalka...

Shirkadda Dahabshiil oo ka Qayb-gashay Shir Caalami oo lagaga Hadlay Waxtarka Qurbe-Joogta Dunida

Hargeisa, (SLpost) – Shirkadda Dahabshiil ayaa ka qayb-gashay shir Caalami ah oo toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, isla markaasna lagaga hadlayay kaalinta...

Dhagarqabe Muwaadin reer Somaliland ah ku dilay Magaalada Bristol oo la Xukumay

London, (SLpost)– Maxkamad ku taala Magaalada Bristol ee Carrigan ingiriiska ayaa 12 sanadood oo xadhig ah ku xukuntay eedaysane magaciisa la yidhaado Kemar Campell...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img