Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

“Waxa La Iga Bedelay Wasaarada Ganacsiga Waxaana La Igu Soo Celiyay Afhayeenka Madaxtooyada, Macnaheedu Maaha Casilaad” Xuseen Deyr

Hargeysa (SL.Post) Afhayeenka cusub ee Madaxtooyada Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr), ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo u arkay inuu mar labaad u...

Ururka Qareenada Oo Ka Hadlay Xadhiga Qoraa Ku Xidhan Hargeysa

  Hargeysa (SL.Post) Waxa 20/ August/2016 magaalada Hargeysa  booliksu ku xidheen Abwaan Siciid Maxamuud Gehayr oo ah nin dhalinyaro ah, oo abwaan iyo qoraa  ah....

Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Afhayeenka Cusub Iyo Afhayeenkii Hore (SAWIRRO)

  Hargeysa (SL.Post) Munaasibad Balaadhan oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay xilka kula kala wareegeen Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada Mudane Cabdiraxmaan Sh....

Hargeysa: Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Agaasmihii Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada

Hargeysa (SL.Post)Waxa maanta  Xabaalaha Naasa-hablood ee magaalada Hargeysa si heer qaran ah loogu aasay ALLE ha u naxariistee Agaasimihii guud ee Wasaarada shaqada iyo...

Xildhibaano Ka Soo Xaadiri-waayay Fadhiyada Golaha Wakiillada Oo La Baafinayo

Hargeysa (SL.Post) Qoraal ka soo baxay xafiiska Xoghayaha guud ee Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa lagu baafinayaa 45 Xildhibaan oo ka soo...

Suldaan Mawliid Sabayse Oo Ka Hadlay Go’aanka Xukuumaddu Ka Soo Saartay Lixda Goobood Ee Waqooyiga Hargeysa 

Hargeysa  (SL.Post) Suldaan Mawliid Cali (Sabayse)oo ka mid ah madaxdhaqameedka waooyiga Hargeysa, ayaa ka hadlay go’aanka ay Xukuumadda Somaliland ka soo saartay lixda goobood...

Wasiirka Warfaafinta Somalia Oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho  (SL.Post) Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa sheegay in ciidamada amniga ay ka hortageen ujeedka lala damacsanaa qaraxii maanta.     “Aniga Hotelka ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img