Badhan: Madax-dhaqameed iyo Waxgarad taageeray Xukuumadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madax-dhaqameed iyo Wax-garad maanta shir-jaraa'id ku qabtay magaalada Badhan, ayaa sheegay inay taageersan yihiin xukuumadda Somaliland. Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalka Hoose https://youtu.be/w820L7xoDuc
Baabiinta Dhismayaasha Sharci-darrada ah oo laga bilaabay Laascaanood
Laascaanood (SLpost)- Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland, ayaa maanta magaalada Laascaanood ka bilowday hawl-gal lagu baabiinayo dhismayaasha Sharci-darrada. Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka...
Banka Tog-wajaale oo laga Beeray Dalagga Bariiska oo lagu guulaystay iyo Masuuliyiin kormeeray
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Horumarinta Beeraha Axmed Muumin Seed ayaa maanta kormeer ku tagay Beeraha Banka Togwajaale oo laga beeray Dalagga Bariiska oo tijaabadii...
Maayarka Hargeysa oo kulan ballaadhan la qaatay Dhalinyarada Caasimadda iyo Arrimaha laga Wada-hadlay
Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Hargeysa oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Hoose, ayaa maanta kulan qaar ka mid dhalinyarada magaalada Hargeysa oo isugu...
Madaxweyne Biixi oo Shacabka ku hambaleyey Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu Munaasibadda Sannadka cusub ee...
Hargeysa: Dugsiga Farsamada Gacanta oo soo saaray Miisas iyo Kuraasi loo qaybinayo Dugsiyada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Dugsiga Farsamada Gacanta ee magaalada Hargeysa ayaa markii u horeysay soo saaray Miisas iyo Kuraasi ku filan oo loo qaybin doono dugsiyada...
Xildhibaan Iid Xasan oo shaaciyey inuu u hoggaansamay heshiis lagu soo Af-jaray Khilaafkii Golaha Deegaanka Gabiley
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Iid Xasan Cabdi Oo Kamid ah golaha deegaanka Gabiley, kana mid ahaa xildhibaanadii xukuumadu xidhay balse lagu soo daayay waan waan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

