Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Jaamacada Hageysa oo Daahfurtay Kuliyad Cusub oo lagu baranayo Culuumta Beeraha

Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda Hargeysa, ayaa markii u horreysay daah-furtay Kulmiyad lagu baranayo Culuumta Beeraha, taas oo ku soo biirtay Kuliyadaha Jaamacadda ee lagu barto...

Dufcaddii u Horreysay ee Jaamacadda New Generation Qaybteeda Hargeysa oo ku Qallinjebisay Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Dufcaddii kowaad ee Jaamacadda New Generation qaybteeda ay ku leedahay Somaliland, ayaa nasiib u yeeshay inay ku qallinjebiyaan xarunta Ururka Midowga Afrika...

“Somaliland iyo Itoobiya waa inay wadaagaan ganacsi laba dhinac ah oo labada waddan faa’iido ka helaan” – Safiirka Itoobiya u fadhiya Hargeysa

Addis Ababa (SLpost)- Safiirka Itoobiya u fadhiya magaalada Hargeysa Berhe Tesfaye oo waraysi siiyey jariiradda laga leeyahay dalka Itoobiya ee Waltainfo,  ayaa ku dooday...

Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo beeniyey inuu Jiro Olole loogu jiro Mooshin xilka lagaga xayuubinayo Maayarka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Xildhinaada Golaha Deegaanka ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa beeniyey inay wadaan Mooshin ka dhan ah Maayarka Caasimadda...

Guddidii Qaban-Qaabada Shirka Beelaha SACAD MUUSE oo Xukuumadda ku eedeeyey inay Doc-wareentay Qabsoomidda Shirka Agabar

Hargeysa (SLpost)- Guddida qaban-qaabada Shirka Beelaha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa (Sacad Muuse) ee HOODAALE oo  la qorsheeyey inuu ka qabsoomo degmada Agabar ee gobolka...

Xukuumadda oo Abaabulaysa Mooshin Xilka lagaga Qaadayo Maayarka iyo ku-xigeenka Caasimadda iyo Sababaha loo aanaynayo

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa durba ku hawlan abaabulka mooshin xilka lagaga tuurayo maayarka caasimadda Hargeysa...

Wuxuu Soo Gaadhey Xidhashada Dharkii Dugsiga Sare – W/Q: Ceelaabe

Xidhashada Dharka Balcada loo Yaqaano ee Dugsiyada lagu dhigto Ayaa Ardey badan Xiiso  u leh in ay Xidhaan,Waalidiin badana Kharash iyo Lacagi kaga baxdaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img