Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Shirkadda Berbera Power Service oo walaac Xooggan ka muujisay Qorshe Xukuumaddu ku Wareejinayso Wershadda Laydhka Berbera

Berbera (SLpost)- Shirkadda laydhka Berbera ee magaceeda la yidhaa Berbera Power Service (BPS), ayaa walaac ka muujisay qorshe xukuumadda Somaliland shirkado gaar loo leeyahay...

Adigu matahay Qof xor ah? – W/Q: Mohamoud Arab (Sabuub)

Xorriyadda markaad maqashid waxaa markaba kugu soo dhacaya xorriyadii lixdanaadkii iyo gumaysii dhiigya cabka ahaa ee wakhtigaasi jiraya lakiinse masiirkaygu iyo fikirkaygu kaa maaha...

Madaxa Xidhiidhay Dadweynaha iyo Saxaafadda ee DAHABSHIIL oo ehelladii, qaraabadii iyo Bahda Saxaafadda ka tacsiyeeyey Geerida Xoghayihii SOLJA

Madaxa Waaxdda Xidhiidhka Dadweynaha & Saxaafadda ee ​Shirkadda Dahabshiil Hassan Mohamed Jama (Heiss), Isaga oo ku Hadalaya afka maamulka guud, dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada iyo...

Nidaamka Waddo-marista Jidadka Caasimadda qaarkood oo Wax-ka-beddel lagu samaynayo

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday wax-ka-beddel lagu samaynayo sannadka cusub nidaamka waddo-marista qaar ka mid ah jidadka magaalada...

Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada oo ka war-bixiyey Natiijada Kormeer ay ku Sameeyeen Madaarka Caalamiga ah Ee Cigaal

Hargeysa (SLpost)- Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kormeer shaqo ku maray Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargeysa. Xubnaha Gudidda ayaa waxa halkaasi...

Hoggaanka SONYO oo Taariikhda markii ugu horeysay loo doortay Dhalinyaro ka soo kala-jeedda Gobollada Awdal iyo Sool

HARGEYSA (SLpost)- Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO, ayaa markii ugu horraysay taariikhda SONYO waxa Hogaan cusub loogu doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku Xigeen...

Shirkadda Telesom oo Dhisme Cusub ku wareejisay Maamulka Jaamacadda Hargeysa

HARGEYSA (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa dhisme cusub oo ay u dhistay Jaamacadda Hargeysa si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Jaamacaddaas maanta. Munaasibad loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img