Lafa-gur Sharci: Garyaqaan Yuusuf Biixi Muxumed
Lafa-Gur Sharci oo la Xidhiidha Qaraarka Maxkamadda Sare ay ka soo saartey Khilaafka u dhaxeeya Dugsiyada Gaarka loo leeyahey iyo Wasaarada Waxbarashada & Sayniska...
Sheekh Dirir oo Khudbad Kaga Hadlay Qaababka Kala Duwan ee loo Sameeyo Musuqmaasuqa iyo Sida Looga Tawbad Keeni Karo Xatooyada Xoolaha Ummadda
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaalida, ayaa la wadaagay bulshada sida ay xaaran u tahay...
Sirta Fartii Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Af-Soomaaliga – Prof. Maxamed Siciid Gees – Qaybtii 2aad
Sirta Fartii Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Siciid Gees – Qaybtii 2aad London (UK) Sawirka fartii Hieroglyphics ee Masaaridii hore u taagan xarafka haddii...
Warqad Furan oo ku Socota Macallinka ka Cabanaya in Dhul Laga Qaaday, Dowladda Hoose ee Hargeysa iyo Xildhibaan Nacnac
“Ilma Biixi dhulka ku waayi maayaan Madaxweynaha ayaad isku hayb tihiin, macallinkuna dhul ku heli maayo qoyska Madaxweynaha ayaa dhul igu haysta, labaduna…” Qore: Cabdalle...
Hargeysa: Nuxurka Qodobbo ka soo baxay Shir maalmo socday oo lagu xoojinayo Ammaanka Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Shir ku saabsan Xoojinta Ammaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta lagu soo gebo-gabeeyey Xarunta Dowladda Hoose, waxaana shirka ka soo baxay qodobbo hor...
Wefti uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Kormeeray Waddada Cad ee Dhismaheedu ka Socdo Koonfurta Hargeysa
Hargeysa (SLpost) - Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa kormeer ku tegay dhismaha wejiga saddexaad...
Xukuumadda Somaliland oo ka digtay Khatarta Duufaan ku soo wejahan Xeebaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa digniin ka soo saartay Duufaan oo lagu magacaabo KYARR oo la saadaaliyey inay ku soo waajahan tahay Xeebaha Somaliland. Maareeyaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

