Monthly Archives: April, 2022

spot_imgspot_img

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland muxuu ka yidhi Xuska Maalinta Boqorta Holland oo uu Hargeysa Kaga Qayb-galay?

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Albaani ayaa ka Hadlay xaflad Hargeysa loogu qabtay Xuska Maalinta Boqorta Holland oo uu Ka Qayb-galay Muuqaalka Hoose...

Dowladda Canada Oo Lagu dhaliilay Doorka ay ka Qaadatay Taakulada Dib-u-dhiska Suuqa Waaheen

Ottowa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Dowladda Canada iyo jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalkaas, ayaa xukuumadda ugu baaqay inay $10 Milyan kaga qayb-qaadato...

Somaliland: KDQ oo Guddoomiye Cusub doortay, guddoomiye Riyo-raac oo dedafeeyey iyo Mowqifka Xisbiyada Mucaaradka

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey inay xilkii ka qaadeen guddoomiyihi hore ee Guddigaas Cabdirashiid Maxamuud Cali isla markaana ay...

Dowladda Taiwan oo $500,000 Ugu Yaboohay Dib-u-Dhiska Suuqa Waaheen

Taipei (SLpost)- Dowladda Taiwan, ayaa Jamhuuriyadda Somaliland ugu deeqday $500,000 si ay qayb uga noqoto gurmadka dhaqaale ee lagu taakuleynayo Ganacsatada Xoolahooda ku waayey...

Rebuilding Waaheen Market: Challenges and Opportunities – Inclusive Research by APD

The Academy for Peace and Development, a local think-tank, has released a policy paper titled “Rebuilding Waheen Market in Hargeisa: Challenges and Opportunities", featuring...

Aasaasaha WorldRemit oo sheegay in Qaadhaanka Midowga Yurub Sawir Qaldan ka bixinayo Gurmadka Suuqa Waaheen

Hargeysa (SLpost)- Aasaasaha shirkadda Worldremit isla markaana ah guddoomiyaha hay'adda Sahamiye Foundation, Ismaaciil Ibraahim Axmed, ayaa si adag u dhaliilay Qaadhaan $100,000 oo Midowga...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Hargeysa Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-Doon ah oo Dalka laga Oogay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaad roob-doon ah oo shalay dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img