“Beesha Dhexe in loo ololeeyo oo Kuyuuga uun loogu jiro maaha, Saddexda Xisbi inooma wanaagsana”
"Beesha Dhexe in loo ololeeyo oo Kuyuuga uun loogu jiro maaha, Saddexda Xisbi inooma wanaagsana" - Xeeldheere Madax-bannaan. https://youtu.be/zAUd13P9Urg
Ururka Suxufiiyiinta ee SOLJA oo cambaareeyey Weriyeyaal lagu Xidhay Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyey Xadhig magaalada Laascaanood loogu Saddex Weriye oo ka hawl-gala xarunta gobolka Sool. Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Suxufiyiinta...
“Ninka leh waa sharci-darro in ururrada la furo, ma waxa sharci ah in muddo-kordhin loo sameeyo saddexda xisbi?”
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cali Qaran oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka jawaabay hadallo dhaliilo uu xukuumadda u jeediyey u badan oo maanta...
“Farmaajo iyo kuwa la mid ah ee Xamar joogaa ma doonayaan doorasho” – Diblomaasi Maraykan ah
Hargeysa (SLpost)- Safiirkii hore ee Dawladda Maraykanka u qaabilsanaa Gobolka Saaxil ee Afrika iyo sidoo kale Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsnaa Gobolka...
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Ka Dhawaajiyey Farriin Liddi ku ah Musharaxnimada Cabdiraxmaan Cirro
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyey inuu jabiyey qodobbo ka mid ah dastuurka...
Somaliland: Oddoroska Nayruuska Saadaasha Sannadka 2022 ~ Qaybta 1aad
Wersidaha Nayruuska saadaasha xidigiska ee sannadlaha ah ayaa u dabaaldegaya sannad-guuradii 10-aad ee la daabaco. W/Q: Maxamed Faarax Qoti Eebaa iska leh garasho, cilmi iyo aqoon,...
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Askar ka tirsan Ciidanka Booliska oo ku geeriyooday Shil-baabuur
Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta shil baabuur ku geeriyooday Afar askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland, halka toddoba Askari oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

