DAAWO Waayeel goob-joog u ahaa oo ka war-bixiyey Baaxadda Duufaantii ku dhufatay Xeebaha Awdal, Xaaladdii ay ku sugnaayeen iyo Wixii ay indhahooda ku arkeen
Saddex Qof oo Waayeel ah oo ka mid ah dadka deggen deegaanada duufaantu ku dhufatay ee gobolka Awdal ayaa ka warbixiyey Wixii ay indhahooda...
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Gargaarkii ugu horreeyey Gaadhsiiyey Goobaha ay Waxyeelleeyeen Roobabkii Duufaannada Watay
Lughaya (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa deeqdii ugu horraysay ee gargaar ah oo xukuumaddu bixisay gaadhsiiyey degmada Lughaya oo kamid ah...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Ardayda Jaamacadda Hargeysa Ku Boorriyey Inay ka qayb-qaataan Gurmadka Dadka ku waxyeelloobay Deegaannada Duufaantu ku dhufatay
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer kedis ah ku tegay xarunta Jaamacadda Hargeysa, waxaana uu halkaas war-bixin ku saabsan...
Cabdiraxmaan Saylici Oo Ka War Bixiyey Baaxadda Masiibada Ka Dhalatay Roobabkii Duufaannada Watay Ee Khasaaraha Ka Geystay Xeebaha Somaliland
Madaxweynaha Somaliland oo Xidhiidh la sameeyey Imaaraadka Carabta + Imaaraadka oo si deg-deg ah uga soo jawaabay + madaxweynaha Oo airport ka kaga Hortegay...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Ka xog-warramay Xaqiiqo-raadin uu Indhaha Ka Soo Qaaday ee Xaaladda Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Ku Dhufatay Xeebaha dalka (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo saaka kormeer dhinaca cirka ah ku soo maray deegaamada xeebta Somaliland...
Madaxweynihii hore ee Somaliland oo si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Ceel-Afweyn iyo Arrimo kale
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka...
Dowladda Itoobiya oo Horjoogsatay Gurmad Ciidan oo Kismaayo looga soo diray Maamul-goboleedka Puntland.
Kismaayo (SLpost)- Xukuumada Itoobiya ayaa la xaqiijiyey inay hor-istaagtay ciidamo gurmad ah oo Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubaland Axmed madoobe u qorsheeyey inay tagaan Puntland, Arbacadii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

