Maxaa ka jira in Ethiopia Saamigeedii Dekedda Berbera Ku Doonayso Marsada Saylac?
Hargeysa (SLpost)- Muddooyinkii u dambeeyey waxa soo baxayay warar sheegayay in dowladda Ethiopia si weyn u danaynayso Dekedda Saylac ee Galbeedka Somaliland. Balse waxa...
Dowladda Taiwan oo Gargaar hor leh soo gaadhsiisay Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Garoonka diyaaradaha Egal International Airport ee magaalada Hargeysa, waxa Axaddii shalay ka soo dagay diyaarad sidday gargaar daawooyin ah oo ay Somaliland...
Beesha Caaalamka oo war-murtiyeed ka soo saaray Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Beesha Caalamka ee taageerta doorashooyinka Somaliland, ayaa war-murtiyeed ay maanta soo saareen kaga hadlay nidaamka dimuqraadiyeed ee dalka iyo diyaar-garwoga doorashooyinka la...
Somaliland: Tirada Saraakiisha la dallacsiiyey iyo Wadarta Derajooyinka la Bixiyey
Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Asluubta ee Somaliland, waxa maanta ku qabsoontay munaasibad Darajooyinka loogu xidhay saraakiil ka tirsan ciidankaas oo madaxweynaha Somaliland dalacsiiyey dhawaan. Saraakiisha...
Xayiraadda Saaran Deegaamada Woqooyiga Hargeysa iyo Sidii Xal Loogu Heli lahaa oo Golaha Guurtida lagaga Hadlay
Xayiraadda Saaran Deegaamada Woqooyiga Hargeysa iyo Sidii Xal Loogu Heli lahaa oo Golaha Guurtida lagaga Hadlay https://www.youtube.com/watch?v=UCUQH_7H6qY
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo la Shiray Garsooreyaasha Maxkamadaha Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed iyo xubno ka tirsan Guddiga caddaaladda, ayaa kulan ballaadhan la qaatay...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo ka kooban toddoba xubnood. Wareegto uu soo saaray madaxweynaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

