Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

Dawladda Turkiga Oo S/Land Ugu Deeqday Gaadiidka Ambulance ah iyo Gaadiidkale + Sawirro+ Dhageyso Codka

Dawladda Turkiga, ayaa Somaliland ugu deeqday gaadiid badan oo Ambulance ah, kuwaasi oo tiro ahaan dhan 5 iyo laba gaadhi oo ah  V8 iyo...

Dalka Brunei oo maalinta bari ah isla ogolaaday in lagu Dhaqo shareecadda Islamka

Brunei (SLPOST) Wadanka Brunei oo ka mid ah wadamada koofur qaaradda Asia ayaa looga dhawaaqay in laga qaatay ku dhaqanka Shareecada Islamka.   Boqorka wadanka Brunei...

Madaxwaynaha JSL Oo Qaabiley Wefti Ka Socda K/Afrika Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Faahfaahiyey Socdaalkoodda +Halkan Ka Dhageyso

Hargeysa (SLPOST) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka  koonfur Africa kuwaas oo Somaliland...

“Somaliland Waxa Ay Diyaarineysaa Xidhiidh Diblomasiyadeed Oo adag La yeelato Jamhuuriyadda Kenya” Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLPOST) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo xidhiidh diblomaasiyadeed oo kobcaya oo u bilaabmaya wadamada Somaliland iyo Kenya.   Qoraal gaaban...

Doorashadii Baarlamaanka Ciraaq Oo Maanta Loo Dareeray Iyo Laba Qarax Oo Sababay Dhimasho in ka badan toban ruux

Ciraaq (Slpost) Laba qarax ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhaceen dalka Ciraaq, kuwaas oo sababey dhimashada 10 qof maalin ka hor doorashadii ugu...

Muwaadin Sacuudiyan ah oo loo heystay in uu Al Shabaab ka tirsan yahay oo Kenya ay sii deysay

Kenya (SLPOST) Dowladda Kenya ayaa sii deysay Muwaadin u dhashay dalka Sacuudi Arabia oo dhawaan loo qabtay tuhun ah in uu xiriir laleeyahay dhaq...

GABOOYE IYO GUMEYSTEYAAL: Goobitaanka Geesi Walaaleeya Somaliland!‏ (RIWAAYAD QORAN)

Waa riwaayad qoran. Curiyaheedu waa Siciid Gahayr… Waxa soo saaray Akadamiga Suugaanta iyo Cilmibaadhista oo magaciisa rasmiga yahay SAM-KHAATUMO! Muddo afar bilood ah ayay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img