Monthly Archives: March, 2022

spot_imgspot_img

Somaliland oo markii u horeysay laga hirgelinayo Maktabad u Gaar ah Garsoorka, Judiciary Library

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare ahna Ku Simaha Gudoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Cumar Geele, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha...

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo Qodobbo Xasaasi ah lagaga Hadlay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali, ayaa shirka Golaha Wasiirrada Somaliland horkeennay qabyo-qoraal la xidhiidha Sharciyadda Diinta Islaamka...

Xogo Soo Bandhigay Baaxadda Horumarka ay Somaliland Gaadhay Afar Sanno

Xogo Soo Bandhigay Baaxadda Horumarka ay Somaliland Gaadhay Afar Sanno https://youtu.be/S9j0ASwpxnk

Somaliland: Wasiir Iska casilay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash, ayaa goor-dhawayd shaaciyey inuu si rasmi ah isaga Casilay Xilkii Wasiirnimo ee...

“Waxa innagu waajib ah inaynu xusuusanno Dalkan wixii loo soo maray” – Muj. Ibraahim Cabdi Xuseen

“Waxa innagu waajib ah inaynu xusuusanno Dalkan wixii loo soo maray” -  Muj. Ibraahim Cabdi Xuseen Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka...

“President Bihi’s U.S. tour has brought great pride and hope to Somaliland and its supporters “ – Press Release

Below is a press release issued by the Somaliland Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation about president Muse Bihi’s official visit to the...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Baqiic ee Waqooyiga caasimadda Hargeysa loogu sameeyey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img