Maamulka degmada Gabiley iyo Taliska Booliska oo Kulan-siyaasadeedyada ka mabnuucay magaalada Gabiley iyo Xisbiga UCID oo ka hadlay
Akhriso Awaamiir ka soo baxay Maayarka magaalada Gabiley iyo Taliska Booliska Saldhigga Magaaladaas Hargeysa/Gabiley (SLpost)- Maayarka magaallada Gabiley iyo Taliyaha Booliska degmadaas, ayaa soo saaray...
Warar Dheeraad oo ka soo baxay Qaabkii u dhacay Dilka loo geystay Taliyihii Saldhigga Booliska Degmada Arabsiyo oo Cusbitaalka Hargeysa ku geeriyooday Galabta
Hargeysa/Gabiley (SLpost)- Allaah ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Saldhigga deegaanka Arabsiyo Cabdi Ismaaciil Cigaal (Cabdi-Case), ayaa mar dhawayto ku geeriyooday Cusbitaalka guud ee...
Golaha Wakiillada oo Ansixiyey in isku Mar la qabto Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada isku mar la wada qabto...
Somaliland
Dugsiyada Sare ee NURADIN oo Lix Kaalmood ka Qaatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dalka oo natiijadiisa la shaaciyey (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Dugsiyada Sare ee NUURADIIN, ayaa ku guulaystay Lix kaalmood oo ka mid ah Kaalmaha ugu sareeya ee Dugsiyada Sare ee Dalka, iyada...
Xaflad Lagu Maamuusay Ardayda ILAYS oo Kaalmaha ugu Horreeya ka Galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Dhexe
Dugsiyada Dhexe ee Ileys oo lix arday ku yeeshay 20-ka arday ee ugu sarreeyey dalka oo dhan Hargeysa (SLpost)- Xaflad lagu fooladaynayey ardayda wax ka...
Shirkadda Dahabshiil oo Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir Waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka la xidhiidha oo London lagu qabtay
London (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil Group ayaa Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir lagaga hadlay kala-korodhsiga Khibradaha ama waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka ee bilawgiisa uu...
Duuliye ka tirsan Ciidamada Cirka Sucuudiga oo loo xidhay Duqeynta Kooxda DAACISH oo uu diiday inuu ka qayb-qaato
Jeddah (SLpost)- Duuliye-sare oo ka tirsan Ciidamada Cirka boqortooyada Sucuudiga, ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu diiday inuu ka qayb-qaato duqeynta ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

