Saddex Khalad oo Madaxwayne Siilaanyo ka Galay Dalka :Faallo Wariye Ilyas Abdi Ali
Dalkan 25 jirsaday ee Somaliland waxaa uu ka curtay ururkii xornimo-doonka soomaaliyeed ee SNM, waxaa gardaadiyey AUN Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur ) madaxwaynihii u...
Faallo Siyaasaddeed: Halkee Ayuu Saldhigi Doonaa Hirdanka Musharax Ku Xigeenka Xisbiga Waddani?
Marka laga eego xarraarada dhanka loollanka ka dhex aloosan musharax ku xigeenka xisbiga waddani ayaa ahaa mid waayadan dambe dadka siyaasadda lafa guraa ay...
Madaxweyne Siilaanyo oo Burco Gaadhay iyo Afhayeenkiisa Oo Sheegay In Aanu Ollole U Iman Gobalada Bariga Dalka
Burco(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa gaadhay magaalada Burco, waxaanu haatan u hoyday guriga martida ee gobalka Togdheer, madaxweyne Siilaanyo ayaa la filaayay inuu u...
Beesha Koonfurta Hargeysa oo Ka Qaylisay Dhismaha Tiyaatarka Oo Qaybkamid Ah Dib Ay Dawladu U Siisay Suldaan
Hargeysa(SLpost)-Beesha Koonfurta Hargeysa ayaa ka qalisay meel baarkin u ah dhismaha ganacsadaha Cumar Yadiid Uu maalgaliyay ee tiyaatarka oo haatan ay xukuumada Siilaanyo siisay...
Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Shan Gobal Maxkamadahooda Ku Wareejiyay Gaadiid Loogu Deeqay
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa gudoomiyayaasha gobalada dalka ku wareejiyay gaadiid loogu talo galay oo la doonayo inay ku qabtaan adeegyada cadaalada...
Warancade Oo Ka Jawaabay Warqad Somaliya Ay Sheegtay Inuu U Soo Diray Xasan Sheekhna Waydiiyay Diinta Uu Haysto
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Warancade ayaa jawaab ka bixiyay warqad ay Somaliya sheegtay inuu ku codsaday in Somaliland laga furo xafiis laga bixiyo...
Xuutiyiinta Oo Daawada iyo Cuntada Ka Hortaagan Magaalada Ticis Oo Dawlada Yaman Laga Taageero
Yaman(SLpost)-Koox hormuud ka ah dhowrista xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxa ay ku eedaysay fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen in ay xanibeen gargaar...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

