Hoggaamiyaha Al-shabaab oo gargaarka loo fidinayo Abaaraha Soomaaliya ku tilmaamay mid siyaasadaysan
Muqdisho (SLpost) - Hoggaamiyaha guud ee kooxda Al-shabaab Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abu-Zubeyr) oo magaciisa saxda ahi yahay Axmed Cabdi Godani oo cajalad maqal ah...
Mucaaradka Liibya oo Sheegay halka uu Gaddafi ku sugan yahay Wakhti ay Go’doon ku jirto magaalada uu ku dhashay ee Sirte
Tripoli (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Libya ayaa shaaca ka qaaday inay kalsooni ka qabaan qabashada Kornayl Qadaafi oo dhuumasho ku jira tan iyo intii uu...
Cali Waran-cadde oo meeshaka saaray Tuhunnadii laga qabay una jawaabay Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Siyaasadda Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Cali Maxamed Warrancade ayaa ka cudur-daartay qabashada jagada Wasiirka Daakhiliga oo uu dhawaan iska casilay...
Marwada Madaxweynaha oo farxadda ciidda kala qaybgashay carruurta ku dhaqan Xarunta Agoomaha
Hargeysa (SLpost)-Marwada Madaxweynaha Somaliland, Marwo Aamina-weris Sh. Maxamuud Jirde ayaa shalay kala qaybgashay farxada ciida carruurta lagu xannaaneeyo xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Marwada Madaxweynaha...
Dahabshiil oo Farxadda Ciidal-Fidriga awgeed Hambalyo Kula Ciidaya Umadaha Muslimiinta ah
Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha ee shirkadaha Dahabshiil ayaa Farxadda Ciidal-fidriga awgeed waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shucuubta Islaamka ee Adduunka gaar ah...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa oo Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu Golahooda kala diro
Hargeysa (SLpost)- Toban Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa Madaxweynaha Somaliland u soo jeediyay inuu kala diro Golahaasi, ka dib markii...
Muuse Biixi oo ka hadlay Xanta Waran-cade ee Xukuumadda lala xidhiidhanayo iyo iscasilaadda Gaboose
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. ayaa shaaca ka qaaday inuu wada-hadallo la yeeshay Cali Maxamed Waran-cade iyo Siyaasiyiin...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

