DAAWO – Taxanaha Barnaamij lagu Faaqiday Nidaamka Sharci ee loo maray Hawl-gallada Sahaminta shiidaalka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Waa Taxanaha Barnaamij loogu Wanqalay Baadi-Goob oo lagu Faaqidayo Nidaamka Sharci ee loo maray sahaminta shiidaalka Dalka oo Ka Baxay Telefishanka Madaxa...
DIGTOONOW: (Gabay) – Jawaabta Gabaygii Wasiir Xirsi ~ W/T: Rooda Ibrahim
Xirsoow daadah oo debida baro dani-ba yeelkeede Duqa ha iska raacee warkuun ugu dar mooyaane Hayskala dalxiisee dushuun ka arag mooyaanee Deelay hadaad tirisay iyo waliba deelqaafkan Oo...
Gacan Haadis (2) – Waxaan idin odhan lahaa Professor Ahmed Ismail Samatar iyo Professor Abdi Ismail Samatar; “Haybad Waxaad ku Leedihiin Dalkiina Hooyo. –...
SARREEYE HUFNAAYE Mahadnaq oo dhammi waxay u sugnaatay ALLAHEENA WEYN EE XAQA LAGU CAABUDO (SWT). Waxaan idin odhan lahaa Professor Ahmed Ismail Samatar iyo Professor...
Khasaaraha ka dhashay Shil-Baabuur oo ka Dhacay Magaalada Burco iyo Tirada Shilalka iyo Khasaaraha todobaadkii u dambeeyey Somaliland ka dhaca
Burco (SLpost)- Shil baabuur oo ka dhacay agagaarka Wershadda Taydha Ileys iyo Hotel City Plaza ee magaalada Burco, ayaa sababay dhaawaca todoba qof oo...
Xarunta Xuquuqal Insaanka oo ka Deyrisey Xaaladda Shaqaaleweynaha Somaliland, kuna baaqday in Xuska Maalinta Shaqaalaha looga Faa’idaysto Baraarujinta Caqabadaha ku gedaaman
Hargeysa (SLpost)- Xarunta Xuquuqal Insaanka ee fadhigeedu yahay Magaalada Hargeysa, ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saartay kaga deyrisay xaaladda nololeed iyo Xuquuqeed ee Shaqaalaha...
Hargeysa: Kaam Cusub oo Barakacayaal deggen yihiin oo ka Abuurmay deegaanka Naasa Hablood
Hargeysa (SLpost)- Waxaa kaam cusub oo Barakacayaal ah ka samaysmay Naasa Hambool, kaas oo ay ku nool yihiin 750 qoys oo danyar ah. Qoysaskan oo...
Guddoomiyaha UCID oo ka warbixiyey Ujeeddada Booqasho uu ku Joogo Boorama, Soona Dhaweeyey Mawqifka Prof Axmed Ismaaciil Samatar ee Wakhtigan
Boorame (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta booqasho laba maalmood ah ku tagay xarunta gobolka Awdal ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

