Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Dhaliilo u jeediyey Madaxweyneyaasha Djibouti iyo Somalia
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya. Eng...
Al-Shabaab oo sheegatay inay Guul ka gaadhay Weerarkii Balli-doogle iyo Dowladda Maraykanka oo ka hadashay
Muqdisho (SLpost)- Malleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Weerar qorsheysan oo gelinkii hore ee maanta lagu qaaday Saldhig Ciidan oo Maraykanku ku leeyahay Garoonka...
Guddoomiye ku-xigeenka Wakiillada oo faahfaahiyey Shirweyne ay kaga Qayb-galeen Uganda, kana hadlay tabashada Saami-qaybsiga Awdal
Hargeysa (SLpost)- Gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxa gelinkii dambe ee maanta ka soo degay Wefti ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo dalka Uganda...
Dufcaddii 4aad oo ka Qalin-jabisay Jaamacadda Rift Valley iyo Munaasibad Qalin-jabin ah oo loo qabtay
Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda Rift Valley oo ka mid ah Jaamacadaha waaweyn ee ku yaalla magaalada Hargeysa, ayaa maanta munaasibad qalin-jabin ah u qabatay Dufcaddii...
“Nabadgelyada Somaliland naguma joogto wax qof ku ciyaaro ama uu xukuumad ku Ruxdo, ku Ruxan mayno…Muuse Biixina waxaan qirayaa…”
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xannaanada Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa wax laga xumaado oo danta Qaranka ka hor-imanaya ku tilmaamay Dad...
Maxkamadda Racfaanka oo Xukun ku ridday Weriye Cabdimaalik Coldoon
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta Saddex Sannadood oo xadhig ah ku xukuntay Weriye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon. Weriye Cabdimaalik ayaa hore...
Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo lagu Eedeeyey gabbood-fallo musuq-maasuq
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ku eedeeyay inuu ku kacay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

