Monthly Archives: March, 2020

spot_imgspot_img

Golaha Deegaanka Gabiley oo Noqday Maamulkii u horeeyey Dowladaha Hoose ee Bulshada La wadaaga Khatarta Cudurka Covid-19

  Gabiley (SLpost)- Golaha Deegaanka ee Degmada Gabiley oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha golahaas ahna Duqa magaalada Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi, ayaa noqday Maamulkii u horreeyey...

SOMALILAND: Dhayalsiga iyo Dheef-Ka-Bidka Xukuumadda ee Halista Coronavirus Khatar intee Leeg Buu Ku Yeelan Karaa Bulshada? – FAALLO

  Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti, ayaa Axadda 29-ka March 2020 shaaciyey korodhka tirada Dadka Dalalkooda ee laga helay Cudurka sida xawliga ah ugu faafay Dunida...

Dowladda Djibouti oo Shaacisay Tirada Dad Hargeysa uga gudbay oo ay ka Heshay Caabuqa Coronavirus

  Djibouti (SLpost)- Wasiirka Caafimaadka Jamhuuriyadda Djibouti Saalax Bunita, ayaa shaaca ka qaaday in Afar Qof oo cusub laga helay Caabuqa Coronavirus, kuwaas oo tirada...

Ethiopia: Gobolka Ismaamulka Oromada oo laga helay Kiisas Cusub oo CoronaVirus ah iyo Tirada oo sii Kordhaysa

  Addis Ababa (SLpost)- Tirada dadka laga helay Caabuqa Coronavirus ee dalka Ethiopia, ayaa korodhay kaddib markii warbixin wasaaradda caafimaadka dalkaasi maanta soo saartay ku...

THE GHOST EARTH: How CoronaVirus Crippled the Normal Life

  The aerial drones show the major cities of mankind resembling ghost places. Streets are empty, business is closed, hotels, restaurants, coffee shops, clubs and...

Muxuu Madaxweyne Biixi ka yidhi Go’aanka Wakiilladu ku diideen Laba Xubnood ee Xisbiyada Mucaaradka u metelaya Komishanka?

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka dareen-celiyey go'aanka ay Golaha Wakiillada maanta ku hor-joogsadeen labada xubnood ee Guddiga Doorashinka...

Madaxweynaha Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Deyn-cafinta Baanka Adduunka, Shacabkana baaq u diray

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan guddoomiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ah, ayaa si wada-jir ah u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img