Monthly Archives: December, 2011

spot_imgspot_img

Khilaaf ka dhashay eedayntii loo jeediyey Wasiirka Macdanta & Biyaha oo isaga oo weji kale leh dhex miranaysa Xildhibaanno Golaha Wakiillada ka tirsan

Hargeysa, (SLpost)-Xildhibaanno ka tirsan guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Somaliland ee Qaabilsan Xannaanada Xoolaha iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ayaa u kala saftay labada wasiir ee Maaliyadda...

Tacsi ku socota: Tafaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews C/rashiid Jaamac Kaahin

Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi  waxaan tacsi tiiraanyo leh u  dirayaan Tifaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews  md,A/rashiid Jaamac Kaahin oo aabihii Marxuun Jaamac Kaahin caawa ku...

Dagaallada Sokeeye ee Joogtada ah

(BY) Abdihakim Yusuf Kheire, President, Institute of Democracy & Governance, Berbera, Somaliland - Email: abdihakim_365@hotmail.com

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo warbixin sannadeedka Tacaddiyada Suxufiyiinta Dalka

Ururka Suxufiyiinta Somailand ee SOLJA ayaa soo saaray warbixin-sannadeed uu ku soo koobayo tacadiyadii loo geystay Suxufiyiinta Somaliland

Xogo cusub oo ka soo baxaya isku shaandhaynta la saadaalinayo ee Xukuumada Siilaanyo

Hargeysa, (SLpost)-Warar ku sahabsan isku shaandheynta Madaxweynaha Somaliland soo wado,oo laga soo xigtay ilo wareedyo aad ugu dhaw dhaw madaxtooyada ,islla markaana aad looga...

Weftiga Somaliland ee booqashada ku joogay Masar oo la kulmay Muftiga Guud ee dalkaas iyo nuxurka ballan-qaadyo wax-qabadyo la isla qaatay

Qaahira, (SLpost)-Weftigii Somaliland ee booqashada ku joogay dalka Masar ayaa la kulmay Muftiga Guud ee Jamhuuriyadda Masar Sh. Cali Gomaa oo madax ka ah...

WAR DEG-DEG AH: Guddiga ururrada oo ku dhawaaqay tiradda ururrada is-diiwaan geliyey ee buuxiyey Shuruudihii looga baahnaa

Hargeysa, (SLpost)– Guddiga diiwaangelinta ururrada Siyaasadda JSL ayaa ku dhawaaqay tirada ururrada siyaasadda ee sida rasmiga isugu diiwaangelisay muddadii loogu talo galay. Guddiga oo shir-jaraa’id...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img