Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo Ka Digay Burburinta Lagu Hayo Ganacsiga Suuqa Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag uga digay burburinta arxandarrada ah ee lagu hayo ganacsatada...

Wasiir Deegaanka Somaliland oo ka Deyrisay Saamaynta Deegaamaynta Cusubi ku leeyahay Caafimaad-qabka Deegaanka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Somaliland Marwo Shukri X. Ismaaciil Baandare, ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii xilkaas loo magacaabay, xog-waraysi ay warbaahinta...

Wefti Wasiirro ah oo Xadhig-ka-jaris iyo Dhagax-dhig ka Sameeyey Mashaariic laga Fuliyey Gobolka Gabiley

Gabiley (SLpost)- Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilanayo, ayaa maanta socdaal ku tagay Xarunta gobolka Gabiley, waxaanay halkaas kaga qayb-galeen Munaasibad lagu furayay Mashaariic...

Tolow ummad indho la’a, oo dhega la’a yaa xukumi jirey? Bal aynu eegno xukuumada iyo mucaaradka Somaliland waxay ku murmayaan, iyo shaqo la’aanta dhalinyaradu...

Waxaan xasuustaa berigii Reer Somaliland uu Siyad Bare xukumi jirey, oo inay wax ka sheegaan dawlada daaye, aay ku soo dhoweyn jireen aabow siyaad...

Wasiir Samsam Cabdi Aadan Waa Haldoorka Golaha Wasiirada Umana Qalanto Xagxagasho Iyo Qoraalo Xeeladaysan

Markaad meel soo gudbinayso baahiyaheeda waa in aad xog waafiya ka haysaa, si ay soo gudbintaatu unoqoto wax la qaadan karo la akhrisan karo...

Duruusta Laga Baran Karo Dhacdooyinka Masar – W/Q: Axmed Carwo

Waxaanu ayaamahan dul joognay dhacdooyin sawir maqal iyo muuqaal oo inga dhegey markhaatiyaal. Markhaatiga aamusaa waxa la yidhi waa dambi, Ramadaanna waa lagu jira....

Sidee looga soo dhaweeyey Sharciga lagu kala xadeynaaya Ganacsiga Somaliland (Warbixin)

..haddii sharcigan kala xadeyntada ganacsiga uu sidiisa u hirgalo, isla-markaana uu noqdo mid ka turjumaaya danaha iyo ujeedadii loo dejiyey, waxuu horseedi doonaa horumar...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img