SONYO: Dallad Xilkeedii Gudatay!
Guusha waa la kala hororsadaa, waa loo kala dheereeyaa isla mar ahaantaana marka la hantiyo waa lagu mintidaa. Waxaase ku gudban godad iyo turaanturooyin...
Mid ka mid ah Marwooyinka Madaxweynayaashii hore ee Somaliland oo shaacisay hankeeda Hoggaanka Xisbiga UDUB
Hargeysa, (SLpost)- Shirweynihii maanta Hargeysa uga furmay Xisbiga UDUB waxa damaceeda hoggaanka Xisbiga ku shaacisay Marwo Kaltuun Xaaji Daahir oo ah xaaska madaxweynihii hore...
Hoggaanka Xisbiga UDUB oo aragtiyo is-khilaafsan ku fasiray Midho-dhalka Shirka Golahooda Dhexe ee Maanta Bilaabtay
Hargeysa, (SLpost)- Waxa baryahanba khilaaf xooggani ka dhex muuqday gudaha Xisbiga UDUB gaar ahaan masuuliyiinta ugu sarreeya ee Xisbigaas, oo ay ku jiraan raggii...
Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Berbera oo Maanta Xabsiga u Taxaabay Dareewalada Gaadiika Bajaajta
Berbera, (SLpost)- Ciidanka Nadab Galyada Wadooyinka ee Gobolka Saaxil, gaar ahaan Degmada Berbera ayaa Saaka Shaqooyinkii ka joojiyey, Gaadiidka yar yare ee loo yaqaan...
Inay Gabiley shalayna Madaxwaynaha Somaliland,Muj. Axmed Siilaanyo KABO Nijaasa kala hor tagto,maantana aay Xisbiyo aan laba gar daadin iyo durbaano madhan u mashxaraddo,...
Afeef : Weli geed intaan tegay, kama furin gar eexo ,kalmadda Xaqa ahna , cidna kalama leexdo Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u...
SHIRWEYNIHII UDUB OO KU KOOBMAY HABAYNTA G/DHEXE, RAJADA MUSTAQBALKIISA OO MUGDI KU JIRTA,YAADSE ISLEEDAHAY HOGAAN BUU KA NOQONAAYA?
Guddiga Qaban-Qaabada Xuska Toban Guurada iyo Kalfadhiga labaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga UDUB Waxay ku wargelinayaan dhammaan Xubnaha Golaha Dhexe ee UDUB iyo...
Maxay Ku Kala Duwanyihiin Habdhaqanka Maamul Ee Tvga Qarnka Iyo Idaacadii horyaal
Sida laga war qabo idaacadii horyaal oo ku abuurantay fikrado siyaasadeed oo ahayd mid ay iska kaashadeen qurbajooga ku abtirsada xibiga maanta talada haya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

