Monthly Archives: October, 2013

spot_imgspot_img

Wakaaladda Horumarinta WadooyinkaSomaliland oo Bilawday wejigii labaad eewadada isku xidha Wajaale iyo Kala-baydh

Wajaale (  SLpost   )-Wejigii 2aad ee dhismaha jidka laamiga ah ee isku xidhaya Degmooyinka Kala-baydh illaa Wajaale eegobolka Gabiley ayaa Salaasadii ina dhaaftay si rasmi ah loo dhagax dhigay,...

Masuul Ka Tirsanaa Urrur Siyaasadeedkii XAQSOOR, Oo Daboolka Ka Qaaday In Uu Ku Biiray Xisbul Xaakimka KULMIYE.‏

London ( SLpost )Md Naasir Caaqil Ay-Jeex Caaqil Jaamac Cawad, oo ka mid ahaa xildhibaanaddii hore ee Gollaha Wakiiladda Somaliland, xilligii xukuumaddii Madaxweyne Cigaal,...

Madaxweyne Ku xigeenka oo Ka Hadlay Shir lagu falan-qeynayay mashruuca GPLG ee D/Hoose ee dalka

Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Mayarrada magaalooyinka dalka qaarkood, waxana lagaga wada...

Madaxweynaha Somaliland oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii Duulista, Agaasime Cusubna magacaabay

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Md. Axmed...

Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo Si Kulul U Canbaareeyey Xeerka Saxaafada Ee Ay Xukuumadu Waddo, Kana Hadlay Xadhiga Xildhibaan Ka Mid Ah Golaha...

Hargaysa(SLpost)Musharaxa madaxweyne ee xisbiga  Ucid ayaa si kulul u canbaareyey xeerka ay xukuumadu hor keentay golaha wakiilada ee ka soo horjeeda madax banaanida  warbaahinta...

Guddida Qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo hogaan rasmi ah doortay goor dhaweyd

Hargeysa(SLpost) Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goordhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hagi doona hawlaha...

DAAWO:Madaxweynaha Somaliland Oo la Kulmay Sarkaalka QM u qaabilsan Horumarinta iyo Xuquuqul insaanka

Hargaysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Bini’aadanimada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img