“Waanu sii wadi doonaa la shaqeynta xukuumada iyo shacabka Somaliland…tani waa Ballanqaadkayga iyo waajibaadkayga…” – Qunsulka Turkiga ee Somaliland
Turkiga oo deeq raashin dhan shan kun Ton Sonkor iyo Daqiiq keenay Berbera (SLpost)- Qunsulka dalka Turkiga u fadhiya Somaliland Mr. Muzaffer Yuksel ayaa sheegay...
Safiir Baashe Cawil: Mashaariic la xidhiidha horumarinta dadka iyo dalka Somaliland ayaa uga hirgalay Madaxweynaha JSL iyo wefdigiisa Imaaraadka Carabta
Ma dhabaa kulan la sheegay in wefdiga Madaxweynahu kula yeesheen Khaatumo Dubai? Dubai (SLpost)- Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay wax...
Hargeysa: Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga U Taxaabay Guddoomiye Ku Xigeenka Guddida Xuquuqal Iinsaanka
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka Koomiishanka xuquuqul insaanka qarranka Somaliland Maxamuud Garaad Maxamed ayaa muddo Saddex maalmood ah ku xidhan Xarunta Danbi baadhista ee...
Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay (SAWIRRO)
Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee arrimaha debadda kana mid ahaa murashaxiintii Xisbiga KULMIYE, Maxamed Biixi Yoonis, hadana ka tirsan siyaasiyiinta Isbaahaysiga KULMIYE ayaa dalka...
Ergayga Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliya Oo Golaha Amaanka Uga Warbixiyay Dib Dhaca Doorashada
Post (SL) Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasada Soomaaliya iyo dib...
Wada-hadaladii Xukuumadda Somaliland Iyo Khaatumo Oo Todobaadkan Ka Furmaya Imaaraadka Carabta
Dubai (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo hoggaanka kooxda Khaatumo ayaa la filayaa inay ku kulmaan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Ilo-wareedyada ayaa...
“Beesha Caalamku Waxay Ina Soo Gashay Doorashadii Golaha Wakiilada Ee 2005, Mucaaradka Ayaana Sabab U Ahaa Inay Yimadaan” Axmed Yuusuf Yaasiin
Hargeysa (SL.Post) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay labada Doorasho ee uu Madaxweynuhu kala qaaday iyo dhaleecaynta Beesha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

