Xisbiga Waddani oo Aqbalay Murashaxnimada Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh oo cududdiisa soo bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Mid ka mid ah Beelaha dega Gobolka Gabiley, ayaa Munaasibad ay ku qabteen Magaalada Hargeysa waxay ku shaaciyeen inuu Beel ahaan uu...
Halkee ayay ku dambeeyeen Guddigii heer Qaran ee Covid-19 iyo Lacagihii loo ururiyey Xakamaynta cudurka?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumrinta caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka hadlay talaabooyinkii ay soo saareen guddidii heer qaran ee xakameynta cudurka...
Xisbiga Kulmiye oo soo Dhaweeyey Murashaxnimada Suxufi Maxamed Rambo iyo Siciid Yuusuf Garow
Hargeysa (SLpost) – Hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye, ayaa aqbalay Murashaxiinta kala ah Maxamed Xuseen Jaamac (Raamboo) oo u tartami doona golaha wakiillada ee...
Heshiis laga gaadhay Arday Deeq Waxbarasho la siiyey oo Jaamacadda Hargeysa Caydhisay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbrashada iyo Sayniska ee Somaliland iyo Guddida sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa isfaham ka gaadhay cabasho ka timi Arday danyar ah...
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin...
Xilka oon Allah dartii loo gudan, Hantida umadda oo la xalaashado, Geerida iyo xisaabta aakhiro oo danbeysa!
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan walaalayaal meel...
Xisbiga Kulmiye oo Qaabilay Maayar Soltelco oo mar kale u sharraxan Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa mar kale guddoomay in maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid noqdo murashax u taagan tartanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

