HAYAANKII HILOWGA ARWAAXDA: Buug Bandhiggiisa La Wada Sugayo oo Kulmiyey Saxaafadda Somaliland
Habeenka Jimcuhu soo galayo, taariikhduna ku beegan tahay 2-da September, 2022, waxa Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa lagu soo bandhigayaa Buugga HAYAANKII HILAWGA ARWAAXDA...
Muxuu Wariye Abdisalam Hereri Uga Tagay Universal TV? ~ WARAYSI uu kaga Hadlay Sooyaalkiisii Saxaafadda iyo Marxaladda Xilligan
Muxuu Wariye Abdisalam Hereri Uga Tagay Universal TV? ~ Halkan Kaga bogo WARAYSI uu kaga Hadlay Sooyaalkiisii Saxaafadda iyo Marxaladda Xilligan Daawo Waraysiga oo dhammeystiran https://youtu.be/qHA7MflXOy4
Somaliland Oo Iclaamisay Shaqsiyaad Abaabulan oo Curyaaminta Qaranimada Ku Hawlan
Somaliland Oo Iclaamisay Shaqsiyaad Abaabulan oo Curyaaminta Qaranimada Ku Hawlan iyo Cidda ay Yihiin. Faahfaahinta ka daawo Muuqaalka Hoose https://youtu.be/VJmJGAVa83E
Xukuumadda Somaliland oo Ka Dhawaajisay Ballan-qaad Miisaan leh oo khuseeya Dhalinyarada Dalka
https://youtu.be/bOmkintGJaU
Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyey Soo-jeedinta Guddi Ganacsato oo Ka Hawl-galay Xalka Khilaafka Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa soo dhaweeyay talooyin ay soo jeediyeen guddida ganacsatada ah ee isku xilqaantay xal u helista khilaafka...
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Mar Kale Amar Ka Soo Saartay Midaynta Direyska Ardayda Dugsiyada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa ka digtay kala duwanaanta diraysyada ardayda isku fasalka ah ee dalka, waxaanay caddaysay in dhammaan ardayda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

