“Waxaynu Nahay Boqorka Doorashada Madaxtooyada Sameeya, farsamoyinka Xarfaan baynu Ku Nahay” ~ MXaashi
"Waxaynu Nahay Boqorka Sameeya Doorashada Madaxtooyada, farsamooyinkana Xarfaan baynu Ku Nahay" - Siyaasi Maxamuud Xaashi oo Aqbalay Go'aamadii ay soo jeediyeen Golaha Dhaqanka Beesha...
Somaliland
“Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Waa Markii 3aad…Lagamana Adkaan ee wuxuu Ahaa Qalad Dhexdooda Ka Dhacay” ~ Wasiir Koore
"Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Waa Markii 3aad...Lagamana Adkaan ee wuxuu Ahaa Qalad Dhexdooda Ka Dhacay" ~ Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Xaqiiqada...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo qaabilay Safiir ku xigeenka dalka Denmark
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka dalka Denmark oo uu wehelinayay madaxa xafiiska Denmark ee...
Madaxweye Biixi Oo Wareegto ka Soo Saaray Qodobbada Soo Jeediyeen Odayaasha Dhaqanka Bariga Burco
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay xukuumad ahaan aqbaleen qodobbo ay soo saareen Golaha Dhaqanka ee Beelaha Bariga Burco...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka qayb galay Xafladda Dufcaddii 20aad oo Ka Qalin-jebiyey Jaamacadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa arbacada maanta ka qayb galay, munaasibad loogu...
“Madaxweynuhu Wuu Naga Aqbalay Go’aamadii Guddigu Soo Jeedisay” ~ Golaha Salaadiinta Bariga Burco
"Madaxweynuhu Wuu Naga Aqbalay Go'aamadii Guddigu Soo Jeedisay" ~ Golaha Salaadiinta Bariga Burco Oo Caawa La Kulmay Madaxweynaha Somaliland.
“Waxaan Leeyahay Shacbiga Somaliland Naga Raalli Ahaada” ~ Eng Faysal Cali Waraabe Oo Tuutaha Xidhay
"Waxaan Leeyahay Shacbiga Somaliland Naga Raalli Ahaada" ~ Eng Faysal Cali Waraabe Oo Tuutaha u Xidhay Difaaca Qaranka. https://youtu.be/MRf_3UfoeoM
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

