Monthly Archives: October, 2018

spot_imgspot_img

Somaliland: Shirkada Dhisaysa Dekeda Berbera oo Shaacisay Tirada Shaqaalaha Mashruuca Balaadhinta Ka Hawlgelaya.

"Waxaan dooneynaa in aan shaqaaleyno kuna darnaa shaqaalaheena xirfadda leh." Mr. Maxamed Naasir-Maareeyaha Shafa Al Nahda Dubai-(SLPost) Shirkada Shafa Al Nahda oo ku guulaysatay...

Nuxurka uu xambaarsan yahay BAAQ ay Ururrada Bulshada Rayidka ahi u direen Madaxweyne Muuse Biixi

  Hargeysa (SLpost)- Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa war-murtiyeed ay maanta soo saareen waxay walaac kaga muujiyeen saamiga haweenka Somaliland laga siiyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse...

“Annigu Goob-joog Kamaan Ahayn Meel Axmed Silaanyo Isku Casili Gaadhay, warkaasina Maaha War Xaqiiqo Ah Caafimaadka…” – Maxamuud Xaashi Cabdi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa xaqiiqo aan sal iyo raad-toona lahayn ku tilmaamay sheeko ku xusan buug uu...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo shaaciyey Shirkado ku guulaystay 11 Mashruuc oo dalka laga hirgelinayo

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey Shirkaddaha ku guulaystay 11 Mashruuc oo xukuumadda Somaliland ka fulinayso Gobollada dalka, mashaariicdaas oo u badan...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax-dhigay Bilowga Mashruuc Malaayiin Dollar Ku Kacaya Oo Wasaaradda Horumarinta Beeruhu Fulinayso

Xidhinta (SLpost) – Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Maanta Dhagax-dhigay Mashruuc muddo dheer soconaya oo Wasaaradda Horumarinta Beeruhu ka...

Xisbiga Kulmiye oo si Adag uga Jawaabay Dhaliilo Xisbiyada Mucaaradka ahi u jeediyeen Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa xukuumadda ka difaacay dhaliilo maamul oo uga yimi Axsaabta Mucaaradka ah ee dalka.  Xisbiyada Mucaaradku waxa...

Haay’adda Shaqaalaha Dawladda oo 22-sanno kadib Daah-furtay Dib-u-eegista iyo Kaabista Sharciga Shaqaalaha Dawladda

Hargeysa (SLpost)- Kulan balaadhan oo ay soo agaasimeen Hay’adda Shaqaalaaha Dawladda isla markaana ay kasoo qayb-galeen Mudenayaal ka socda Golaha Wakiilada, Xafiiska Garyaqaanka Guud...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img