Monthly Archives: June, 2018

spot_imgspot_img

Tirada Ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo maanta Ka bilaabmay gobollada dalka

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasallada 4aad ee Dugsiyada Sare, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay...

Dowladda Itoobiya oo markii u horeysay ka hadashay Sii-deynta Qalbi-dhagax iyo Qaabkii ay ku timi

Muqdisho (SLpost)- Dowladda Itoobiya ayaa markii u horeysay sharraxaad ka bixisay qaabkii loo maray iyo dedaalladii sii-deynta Cabdikariim Muuse Qalbi-Dhagax oo ka tirsan Jabhadda...

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Dib U Eegidda Xeerka Saxaafadda

Hargeysa (SLpost)- Kulan Balaadhan oo hor-dhac u ah dib u eegis lagu samaynayo iyo Qabyo-tirka xeerka Saxaafadda Somaliland ee XEER NO 27/2004 kaasi oo...

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Horumarinta Ganacsiga Ka Dhexeeya Dawladda iyo Shacabka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweyne Ballaadhan oo lagu gorfanayo  sidii loo horumarin lahaa, loona hirgelin lahaa...

Qorshaha Dhabta ah ee ka Dambeeya Mashruuc Safaaradda Jabuuti ku diiwaangelinayso Dadka Hawl-gabka ah ee ku nool Somaliland

Hargeysa/Djibouti (SLpost)- Baadhis ay samaysay Warbaahinta madaxa-bannaan ee Somaliland, ayaa daboolka ka qaadday ujeeddada dhabta ah qorshe qarsoodi ah oo dowladda Jabuuti ka leedahay...

Wararkii u danbeeyey Dabley Hubaysan oo Weerar ka gaysatay Laascaanood iyo Taliska Booliska oo ka hadlay

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sool Cabdirisaaq Maxamed Faarax, ayaa faahfaahin ka bixiyey Weerar Dabley Hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ku qaaday Saldhigga Booliska...

Jewigii Furitaanka Shirweynaha Tolwanaaje iyo Dareenka Wejiyada Siyaasiiyiinta ka Qayb-galay (SAWIRRO)

Gacan-libaax (SLpost) Shirweyne loogu wan-qalay Tolwanaaje oo ay Aayahooda kaga tashanayaan Beelaha Garxajis, ayaa si rasmi ah shalay galab uga furmay Buurta Gacanlibaax oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img