Monthly Archives: March, 2024

spot_imgspot_img

Maamul-goboleedka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dowlad Ka Madax-bannaan Federaalka Soomaaliya

Garowe (SLpost)- Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inay kalsoonida kala laabteen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaanay sheegeen wixii hadda ka dambeeya...

Somaliland: Wasiirro Gabiley Ugu Wanqalay Maamuuska Muwaadin Waddaniyad Lagu Majeertay

Xubno kamid ah Golaha wasiirada ayaa ka qayb Munaasibad soo dhawayn ah oo loo sameeyey Muwaadin Ibraahin Guuleed Caydiid oo kamida Muwaadiniinta ku sifoobay...

Baanka Adduunka Oo Soo Bandhigay Fadeexado Dul-hoganaya Dowladda Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Baanka Adduunka ayaa shaaciyey in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuldarraysatay soo gudbinta warbixinnada xisaabcelinta dhaqaalaha lagu caawiyey Sannadkii 2022-kii. Waraaq Baanka adduunku...

Maxaa kala haysta Reer Hargeysa iyo Xabaalaha Ehelladoodu Ku Aasan yihiin?

Maxaa kala haysta Reer Hargeysa iyo Xabaalaha Ehelladoodu Ku Aasan yihiin? https://www.youtube.com/watch?v=Z-GOGkbUo7U

“Waa Hadalkii Ugu Doqonniimada Badnaa Ee Wasiir Arrimo Dibadeed Kasoo Yeedha” – Guddoomiyaha Xisbiga UCID

“Dowladda Jabuuti Madax-bannaanida Somaliland Meel Ka Xun Somaaliya Ayay Ka Taagan Tahay” – Eng Faysal Cali Waraabe oo Luqad Adag ugu Jawaabay Wasiirka Arrimaha...

Ciidanka Booliska Somaliland oo Digniin ka soo saaray Badeecad Khatar Ku Ah Amniga Dalka

Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa bulshada ku nool Caasimadda iyo magaalooiyinka waaweyn ee dalka ka codsaday inay ku soo wargeliyaan...

Xukuumadda Somaliland oo Mar Kale Fashilisay Shirqool Muqdisho Looga Soo Maleegay Ethiopian Airlines iyo Emirates

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale ka hortagtay Shirqool maamulka Muqdisho u maleegay Shirkadaha diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Emirates oo labadaba laga leeyahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img